Wikipedia
sowiki
https://so.wikipedia.org/wiki/Bogga_Hore
MediaWiki 1.47.0-wmf.9
first-letter
Media
Special
Talk
User
User talk
Wikipedia
Wikipedia talk
File
File talk
MediaWiki
MediaWiki talk
Template
Template talk
Help
Help talk
Category
Category talk
Portal
Portal talk
TimedText
TimedText talk
Module
Module talk
Event
Event talk
Asharaaf
0
7978
300861
300799
2026-07-04T16:28:04Z
~2026-38253-65
46344
/* */
300861
wikitext
text/x-wiki
{{Infobox ethnic group|group=Asharaaf<br /> الأشراف|flag={{flagcountry|Somalia}}
{{flagcountry|Itoobiya}}
{{flagcountry|Kenya}}|related-c=Carab|langs=[[Somali language|Somali]]
[[Arabic language|Arabic]]
[[Kiswahili language|Kiswahili]]|image=Asharaaf|region1=Muqdishu(Shangaani),Marka,Baraawe,Qoryooley,Feer feer,Buur cukur,Beledweyne,Khalaaliyo,Wajeer,Isiolo|region2=Sarmaan,Luuq,Berdaale,Saranley,buulo asharaaf Baqdaad, faaxfaxdhuun,war gaduud, Rowlo Shariif|rels=[[Islam]], [[Sunni]]|region22=Asalan, Warqadey, biyooley, Baaqey, Kal iyo Kooraar|image_caption=|region24=Moolmad , Aarag , Goof Gaduud}}
== '''Asharaaf Xuseen''' ==
Asharaaf Xuseen Waa hal Beel Oo weyn waana: '''Asharaaf Bacalawi''' '''Sada''', waxaana ka mid ah, Reer Sayid Axmed,Reer Shariif maqbuul,Reer Shariif Xamduun,Al Nadiir,Al baasakuut,jamalulayl,Reer xaji amiin oo ah (mahdeli),Reer Aw Xasan.
== '''Asharaaf Xasan''' ==
Ashraaf Xasan Waa Afar Beelood Oo waaweyn :
'''<u><big>1- Beesha Reer Shariif Muxumed</big></u>'''
Waa reer Aad U balaaran Oo Daga Qaybo Badan Oo kamida Dhulalka Soomalida Sida (Baaardheere,jawhar ,jamame,qabridahar,godey
'''waxayna U kala Baxaan Sadax Lafood'''
1. Reer Shariif Diini
2. Reer Shariif Danbooy
3. Reer Shariif Diinle
'''<u><big>2- Beesha Xasan Timo weyne</big></u>'''
waa : shariif Xasan ( Xasan timo Weyne) bin Ahmed alwafi bin Amiin bin Jibriil bin Osmaan bin Saqaf al- hasani...
'''Waxaa ukala baxaa saddex Lafood''' :
1. Reer Shariif Muuse
2. Reer Shariif cali
3. Reer Shariif Axmed
Asharaftan waxay ubadan yihiin Dhulka Soomaali galbeed Iyo Jubooyinka iyo shabeelada hoose .
<big>'''3- Reer Shariif Nuur'''</big>
Shariif [[Shariif Nuur|Nuur]] bin Shamsuddiin Axmed (Carabi: شريف نور بن شمس الدين أحمد) waa awowga ay ku abtirsato mid ka mid ah faracyada Asharaafta ee ugu faca-weyn Soomaaliya. Wuxuu ahaa caalim, hoggaamiye diimeed iyo sarkaal Muslim ah oo ka qayb qaatay dagaalladii u dhexeeyay Saldanaddii Adal iyo Boqortooyadii Xabashida qarnigii 16-aad. Waxaa lagu xusay buugga taariikhiga ah ee Futuux Al-Xabasha ee uu qoray Shihaab al-Diin Axmed bin Cabd al-Qaadir (Arab Faqih), kaas oo ka mid ah ilaha aasaasiga ah ee taariikhda Geeska Afrika.
''''''Faraca Shariif Nuur (Reer Shariif Nuur)'''
Shariif Nuur iyo aabbihiis Shariif Axmed (Shamsuddiin) waxay labaduba ka tirsanaayeen culimadii uu heellaneyd faafinta cilmiga diinta Islaamka.
Reer Shariif Nuur ama faracii Shariif Nuur waxay noqdeen macallimiin diimeed, qaaddiyo (garsooreyaal), iyo ganacsato ku nool Geeska Afrika.
Waxay kaalin muuqata oo weyn ka qaateen faafinta Islaamka ee deegaannada xeebaha, iyagoo adeegsanaya ganacsi, isdhexgal guur iyo faafinta cilmiga diinta.
Waxaa jirta xog sheegaysa in qoyska uu ka soo jeedo Shariif Nuur uu deggenaa magaalada Tarim ee dalka Yemen, halka hijradiisii kaddib uu farcankiisu ku faafay Bariga Afrika (Soomaaliya, Itoobiya, Kenya).
Xusuusta iyo magaca Shariif Nuur waa mid weli jirta qarniyo kaddib. Waxaa hadda la heli karaa oo jooga faraciisa oo ku kala abtirsada wiilashiisa kala ah: Shariif Cumar, Shariif Axmed, Shariif Sadiiq iyo Shariif Yaxye. Dadka ku abtirsada afartaas Shariif waxay joogaan magaalooyin kala duwan oo ku yaalla Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya. Waxaa kaloo jira jaaliyado qurbajoog ah oo deggan dalal ku yaalla qaaradaha Afrika, Yurub, Ameerika, iyo Australia.
Buugga Futuux Al-Xabasha waxaa Shariif Nuur lagu xusay dhowr jeer, iyadoo lagu tilmaamay inuu ahaa: • caalim diimeed, • la-taliye ciidan, • hoggaamiye, • iyo inuu ka mid ahaa saaxiibbadii u dhowaa Imaam Axmed bin Ibraahim al-Ghazi (Axmed Gurey). Waxaa lagu soo warramay inuu ku dhaawacmay dagaal kaddib markii mindi caloosha laga geliyay, balse uu ka bogsaday. Waxaa kale oo la tilmaamay inuu ka qayb qaatay go’doomintii Amba oo Itoobiya ah iyo ololeyaal kale oo militari. Dhammaan macluumaadkan waxaa laga heli karaa buugga. https://en.wikipedia.org/wiki/Futuh_al-Habasha
'''Silsiladda Abtirka Shariif Nuur'''
Shariif Nuur
bin (Shamsuddiin) Axmed
bin Cabdisalaam
bin Maxamed
bin Cali-Xaydar
bin Cabdullaahi
bin Abuubakar
bin Cumar
bin Cali-Cafiif
bin Zayn al-Caabiddiin
bin Yaxye
bin Ibraahim
bin Zayn al-Caarifiin
bin Nuuraddiin
bin Idris
bin Nuux
bin Ibraahim
bin Cabdalla al-Muxdi
bin Xasan al-Muthanna
bin Xasan al-Sibdi
bin Cali bin Abii Daalib
'''<big>4-</big>''' '''CIMRAAN YACQUUB'''
== '''Dadka ugu Caansan Asharaaf''' ==
'''<big><u>Cilimaa u' diin</u></big>''' :
1- [[Sheekh yuusuf al kowneyn school|Sheekh Yuusuf Alkowneyn]] [oo ah Ah Qofkii Alifey Hingaada Carabiga ]
2- Sheikh Sharif Nurow Aamiin Barkhadle {oo ahaa Caalim Diimeed oo ahaa Aasaasihii Jameecada Rowlo oo ku Caan baxday fidinta Diinta Islaamka} <ref>Culimaaudiinka </ref>
3- [[Sheikh Hussein|Sheekh Xuseen Baale]] yaale
4- [[عيدروس|Shariif Caydaruus]] Al nudeeri [duqii Hore Magaalada Muqdisho ]
5- Sayid murshid sayid cabdalla
6- Sheekh [[Cumar Faaruuq]] [waxa uu aha ninki qoraanka oo dhan si fasiix umada ugu turjumay luqada afka somaliga]
7- Sheekh Sharif Cabdinuur (Aabihii xadiiska).
8- [[Shariif Cumar Aarak]] Iyo Walaalkiis Cabdalle Aarak
9- Sayid Axmed sayid abdulwahid [oo ahaa ninkii qarnigii 19aad ugu cilmiga badna afrika, sida ay shegaan culimada reer Makka]
10- Sheekh [[Macruuf|Shariif macruuf]] Shariif Axmed
11 - Sheekh Shariif Dhawiil
12 - Sheekh Shariif Siidkey Sharif Nuurow Aamin Barkhadle
13 -Sheekh C/raxmaan Markaawi
14 -Sheekh Maxamed Haadi (AUN)
15- Sheekh Cabdiraxmaan Abaayle [oo ahaa Imaankii afaraaf Ee Imaaradii Ibeerey ee Baardheere]
16- Sheekh Ibraahim Cabdullahi Cali [oo ah qoraaga buuga (بشائر العلماء بدلائل الفقهاء)]
17-Sheekh Maxamuud Fanax
18-Sheikh Cabdiraxmaan Shariif
19-Sheikh Zakariye Shariif Xasan
20-Sheikh Maxamed Cumar
21-Sheikh Shariif Maxamed Dhuub
'''<big><u>Siyaasiyiinta Asharaa</u></big>'''
2.[[Sharif Salah mohamed Ali]] (xildhibaan hore)
3. Xildhibaan Shariif Maxamed C/llahi
4. Wasiir Xil. Salah Sharif Sayid Ali (Siidkey)
5. [[Fahad Yaasiin|Fahad yaasiin xaaji daahir]]
6. Xildhibaan Shariif Mustafa
7. Xildhibaan Axmed weli
8. Wasiir Cabdiraxmaan Shariif Xuseen
9.Wasiir Maxamed Shariif Carmo
10- Wasiir Faarax Sheikh Cabdiqaadir (Wasiirka Waxbarashada dowlada Federalka )
11. Wasiir Maxamed Shariif Isxaaq
12. Safia Ba-alawi (Gud. Deg. Shangani ee gobolka Banadir)
'''<u><big>Fanaaniinta Asharaaf</big></u>'''
# Shaadiyo Sharaf
# Hani Uk(fanaan)
3. Doni B(fanaan)
4. Najma Nuura (fanaan)
5. Axmed Sharif Killer (fanaan)
6. Sharif Bastow(fanaan)
7-Idil Ayruush (fanaan)
8-Nimco Liina (Fanaan)
9- Mukhtaar sooshiyaal (Fanaan)
10-Mahdi shariif Macruuf (Fanaan)
11- Aadan Onkod (fanaan)
12- king Khalid (Fanaan)
== '''Tixra'''<ref>Shariif Hassan Adan Mohmed (Mamulka masjad al_suna)
</ref>'''ac''' ==
ea8asft4gcg9q0d9pgggogetbu4ssfg
Republic of somaliland
0
48554
300862
2026-07-05T05:58:36Z
Shacbiyada reer somaliland
46352
Bog cusub: Republic of somaliland waa wadan ay aqoonsadeen Israel waxayna ledahy nabad ay ka yaaben wadamada jaarka la ah waxay leyihiin military ukhaas ah iyo askar aad u firfircoon
300862
wikitext
text/x-wiki
Republic of somaliland waa wadan ay aqoonsadeen Israel waxayna ledahy nabad ay ka yaaben wadamada jaarka la ah waxay leyihiin military ukhaas ah iyo askar aad u firfircoon
d5bkdj14sw6mein8x8s88258pmrzius