Wikipedia sowiki https://so.wikipedia.org/wiki/Bogga_Hore MediaWiki 1.47.0-wmf.11 first-letter Media Special Talk User User talk Wikipedia Wikipedia talk File File talk MediaWiki MediaWiki talk Template Template talk Help Help talk Category Category talk Portal Portal talk TimedText TimedText talk Module Module talk Event Event talk Lixle 0 6849 303084 235605 2026-07-20T10:49:14Z ~2026-40748-81 46581 303084 wikitext text/x-wiki '''Mujaahid Maxamed xaashi diiriye (lixle) 1989''' Sannadkasta Bisha Tobnaad 17keeda, waxa la xusaa oo loo asteeyey Maalinta Shuhadada SNM, Maalintaasoo ahayd Maalintii ay Mujaahidiin badan oo uu ka mid ahaa Halgamaagii weynaa Mujaahid Maxamed Xaashi (lixle) ay ku le’deen Dagaal ba’an oo ka dhacay Burco-duurray.<ref> '''[https://www.jw.org/en/library/books/Mankinds-Search-for-God/Islām-The-Way-to-God-by-Submission/ Islām—The Way to God by Submission]''' (en)</ref><ref>'''[https://www.jw.org/so/wargeysyada/maxaa-cusub/iimaan-run-ah/ Iimaan Run ah Waa Waddada Nolol Farxad Leh]'''</ref> == sida loo xuso ilaa hada == Xuskii ugu weyna oo lagu qabtay Fagaaraha beerta xoriyada ee Magaalada Hargeysa, waxa ka soo qeybgalay Madaxweynaha [[Somaliland]] Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo],Wasiirada Warfaafinta Cabdilaahi Geel-jire, arrimaha gudaha Maxamed Cabdi Gaboose, hawlaha guud Xuseen Axmed Caydiid, Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aadan Maxamed Mirre [Waqaf],Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE [[Muuse Biixi Cabdi]], maamulka jimciyada mujaahidiinta ee [[Sooyaal]],qaar ka mid ah agoomihi ay ragoodi ku naf-waayeen halgankii qadhaadha ee dib u xoreynta dalka, xildhibaano ka kala socday labada Gole Baarlamaan [[Guurtida]] [[Wakiillada]] iyo marti sharaf kale. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [[Siilaanyo]] oo muuqaalkiisa ay ka muuqatay farxad iyo dhoola cadeyn, oo qofka arka uu ku niyad samaanayo jawiga guud ee Madaxweynuhu ku sugnaa, == Khudbadii madax waynaha == Waxa maanta kuligeenba farxadweyn inoo ah inaynu xafladan taariikhiga ah isugu-nimid ee ah maalintii halganka, maalintii shuhadada, inaynu xusno geesiyaashi u halgamay ee naftooda iyo dhiigoodaba u hurey xorriyadan aynu maanta dugsanayno, dawladnimadan aynu haysani, qaranimada aynu haysano.”ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud [[Siilaanyo]] oo ka hadlay xuska sanad-guuradii 26aad ee ka soo wareegtay dagaalkii Burca-duuray ee ay ku shahiideen geesiyaal dhiigoodi, naftoodi u huray sidii ummadada reer [[Somaliland]] ugu noolaan lahaayeen xoriyada ay maanta haystaan, Mujaahidiinta dagaalka Burco-duuray ku geeriyooday ee lagu calaamadsado waxa ka mid ahaa alle ha u naxariiste Mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye [Lixle] iyo qaar kale oo badan. Isaga oo hadalkiisa si watana waxa uu yidhi“In badan waad maqasheen aniga [Siilaanyo] oo halkan ka leh iyo meelo badanba ummadani waxay u soo halgantay maanta wixii ka danbeeya xabad danbe loo qaadan maayo, ee cod ayaa lagu kala helayaa oo lagu kala adkaanayaa”. “Maanta waa Ilaahay xamdigii hadaynu halkan isugunimi, iyada oo maanta is-bedelkii loo baahnaana uu dalkeeni ka hirgalay, dimuqraadiyadii ka hirgashay, doorashooyin xalaal ahi ka dhaceen. Dhaqana ay inoo noqon doonto Imika wixii ka danbeeya inaynu dimuqraadiyada, xoriyda iyo wada-jirka aynu wada ilaashano, maalinta taariikhiga ah ee shuhadda SNM ee aynu halkan ku xusayno, Madaxweynaha Somaliland Axmed-Siilaanyo waxa uu sheegay maalinta Shuhadada SNM inuu si weyn u xasuusto, isaga oo ka hadlayaa xasuusta ay maalintaasi ku leedahay ayaa waxa uu yidhi “Maalintaas aad iyo aad ayaan u xasuusta maalintaas waxaan joogay xaruntii SNM ee Magaalada Diri-dhaba, maalintaas waxa noo yimi deeq-bixiyayaashi wax na tari-jirey ee saaxibada inoo ahaa ee wax naga tari jirey halganka inaga [SNM] iyo ururkii la odhan jirey SSDF oo isaguna u halgamayey xoriyadii Soomaaliya. Waxaanu maalintaas muujinay oo aanu cadeynay halgankii aanu ku jirnay, sidii aanu halgankii ugu jirnay ee Shirkii loogu jiray ee la lahaa hawlihiini ma qabateen? Mise maydaan qaban? Ayaa anga oo joogna Ethiopia gudaheedi ayaa weerarkii dhacay, waxaana ku geeriyooday Muj Maxamed Xaashi Diiriye [Lixle],” Md. Siilaanyo waxa uu sheegay xoriyada ay Somaliland ku naaloonayso ay dhaliyeen mujaahidiintii u naf-waayey xoreyntii dalkan, isaga oo arrinta ka hadlayana waxa uu yidhi“Inaga oo doonayna inaynu dalkeena horumarino, oo wax ka qabano balanqaadyadii aanu balanqaadnay markii aanu xisbiga ahayn inaanu fulino, oo insha allah aanu fulin doono. Dadkii dhaliyey ee asaaska u ahaa, waa dadka aynu maanta halkan ku soo magac-qaadayno , waxaanan leenahay Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo” Madaxweynaha Somaliland Axmed-Siilaanyo waxa uu tilmaamay inay qiimayn iyo qadarin u samaynayan dadkii ay dhinteen mujaahidiintii dalka xoreeyey, iisaga oo arrinta ka hadkayana waxa uu yidhi “Waxaanan balanqaadayna, haddii aanu nahay xukuummada cusub inaanu qiimayno oo aanu qadarino iyaga iyo wixii ay ka dhinteen, himilooyinkii ay u dhinteena inaanu ummada u fulino, iyo kuwa aanu Xisbi ahaanba [KULMIYE] balanqaadnay.” Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha kuxigeenka Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha jimciyada Sooyaal Xasan iyo qaar ka mid ah mujaahidiin ka qeybgalay dagaalkii qadhaadha ee Bur-caduurey ee geesiyaal badan ay ku naf-waayeen. Waxaanay dhamaan masuuliyiintani iska daba-mar-mareen wadadii loo maray dib u xoreynta dalka iyo qiimaha ay leedahay, isla markaana waxay u soo jeediyeen ummada inay nabadgelyadooda ilaashadaan, Sidoo kale, sida ay ku soo waramayaan wariyayaasha Shabakada wararka ee hadhwanaagnews ku leedahay gobolada iyo degmooyinka Somaliland in si weyn xuska maalintan looga xusay, iyada oo xuskani si gaar ah u taabanayo dhalinyarta, caruurta ku agoomoobay, isla markaana aabayaashood ku dhointeen dib u xoreyntii dalka. Maalinta oo ay taariikhdu ahayd 17-kii October 2010 waxay ku xardhan tahay sanad-guuradii 26aad ee ka soo wareegtay 17-October 1984-kii, Guushii Ururkii SNM ay ka gaadheen dagaalkii Burco-duurey oo ahayd markii ugu horeysay ee ay ururkaasi weerer toos ah ku qaadeen ama iskaga horyimaadeen Ciidamadii u daacada ahaa Xukuumadii Mahamed Siyaad Barre, howlgalkaasi oo SNM ay ku muujisay awoodeeda Ciidan iyo heerka tababarka ay qabeen dhalinyaradii SNM.guulihii ay soo hooyeena waa ta maanta la hadhsanayo. Sidoo kale, Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo], ayaa shalay dhagax dhigay taallo loogu talo galay in lagu xusuusto shuhaddadii ururkii SNM ee naftooda ku waayey dib u xoreynta Somaliland. Taalladan oo markii Madaxweynuhu uu dhagax-dhigayey ay ku wehelinayeen xubno ka mida Golaha Wasiirada Somaliland oo uu ka mid ahaa Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Md Cabdilaahi Cismaan Jaamac [Geell-jire], ayaa wuxu dhagax-dhigay oo laga dhisayaa barxada hore ee Wasaarada Warfaafinta. Md. Siilaanyo oo dhagax-dhiga taallada hadal kooban ka jeediyey, ayaa sheegay in maanta ay qiimo weyn u leedahay shacbi-weynaha reer Somaliland gudo iyo dibedba, isla markaana uu aad ugu faraxsan yahay dhagax-dhiga taalladan, isaga oo xusay in ay xukuumadiisu u hawlgali doonto wax u qabashada mujaahidiinta nool iyo agoomihii ay ka tageen mujaahidiintii naftooda ku waayey dagaalkii dib u xoreyntii dalka. Dhinaca kale, C/casiis Max’ed Xaashi (lixle) oo ah wiilka kaliya ee uu ifka kaga tagay Mujaahid Max’ed Xaashi (lixle) inkastoo ay walaalo yihiin laba hablood oo kale ayaa nooga waramay duruuftooda nololeed iyo halka ay xaaladooda guud marayso, waxaanu sheegay inaanay Somaliland qoys ahaan ka helin qiimihii ay mudnaayeen cid gacan qabatayna aanay jirin mudadii ay S/land jirtay, isagoo tusaale u soo qaatay in isaga duruuftu u saamixi wayday inuu dhamaysto waxbarashadiisii. C/casiis waxa kale uu sheegay inay duruuftooda nololeed ay u dheer tahay in lagu haysto dhulkii kaliya ee ay ku lahaayeen magaalada Hargaysa, kuwaasoo uu xusay in dadkii ka haystay aanay ilaa imika siinin cid wax ka qabatayna aanay jirin,waxaanu ugu baaqay S/land inay wax kala qabtaan arintaasi iyo duruufahooda kale ee nololeed. (Aabahay wuxuu ka tagay dhul badan oo ku yaala magaalada Hargaysa iyo agagaarkeeda waxaana dhacday in dadkii hore u garanayay dhulkani inuu lahaa ay runtii iska bililiqaysteen ilaa hadana hawsha arinkaasi waanu ku jirnaa waxbana noogamay qabsoomin cidina wax noogamay qabanin inkastoo ay jirto rag mujaahidiin ah oo waaweyn oo arinkaasi isku dayay inay wax ka qabtaan balse awood u waaway inay wax ka qabtaan kana mid yahay Ibraahim Dhagaweyne ) Mar la waydiiyay inay jiraan masuuliyiin uu la kulmay oo ka tirsan xukuumada S/land oo ay u bandhigeen hawsha haysata oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Somaliland balse ay ahayd uun balnqaad uu kala kulmay waxaanu sheegay inuu rajaymnayo balanqaadkaasi inuu Madaxweynuhu u fuliyo (waxaan la kulmay shalay Madaxweynaha S/land Mujaahid Axmed Maxamed Max’uud Siilaanyo iyadoo kulankaasi ahaa uun salaan waxaanu ii sameeyay balan qaad ah inaanu kulmi doono taasi oo rajaynayo inay fusho oo Madaxweynuhuna wax nala qaban doono maadaama uu aqoon buuxda u leeyahay Aabahay yahayna midka garanaya magaca, sharafta iyo abaalka uu mutaystay iyo halganka dheer ee ay soo wada galeen Soomaaliduna waxay ku maahmaahdaa Abaal nin gala waa la helaa nin guda se lama hayo ) Ugu danbayntiina waxa uu bulshada iyo xukuumadaba ka codsaday in la garab qabto qoyskii uu ka dhashay wax kasta oo lala qaban karayana lala qabto dhulka laga haysto ee uu Mujaahidkii dhalay ka geeriyoodayna loo soo dhiciy halkaasu xilka la wareegey mujaahid [[abdiladiif]]iyo eygiisa maxamed bintntiner iyo eyadsiisa ina muuse == Okey == [http://www.farshaxan.com/His_Somaliland/SNM/Halgankii_SNM_iyo_Himiladii_Lixle.pdf]{{Dead link|date=Bisha Shanaad 2022 |bot=InternetArchiveBot |fix-attempted=yes }} [[Category:Halyeeyada somaliland]] offizj8oie57brac0pdu55661wbtwvz Wikipedia:Soo dhowaynta dadka cusb 4 14510 303082 266023 2026-07-20T02:35:03Z ~2026-40597-03 46576 added links 303082 wikitext text/x-wiki hibo se451f6akrf2zus0u7t6fnimp5fhkga Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland 0 30144 303083 275580 2026-07-20T10:31:25Z BARRE IBRAAHIM FAARAX 46449 /* */ 303083 wikitext text/x-wiki {{Infobox qeybaha dowlada|agency_name=<small>Jamhuuriyadda Somaliland</small> <br> Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska|minister1_pfo=Wasiirka|child2_agency=|child1_agency=|parent_agency=|chief3_position=|chief3_name=|chief2_position=|chief2_name=|chief1_position=|chief1_name=|minister1_name=[[Ahmed Mohamed Diriye]]|type=Ministry|formed={{start date and age|1992}}|coordinates=|headquarters=[[Woqooyi Galbeed]], [[Hargeisa]] {{flagicon|Somaliland}}|jurisdiction=[[Somaliland]]|logo_caption=[[Astaanta Qaranaka Somaliland]]|logo_width=150px|logo=Emblem_of_Somaliland.svg|nativename_r=|nativename_a=|nativename=Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska|website=}} '''''Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland''''' Wasaaradda waxbarashadda iyo sayniska ee Somaliland waa hay'ad fulin qaran oo u xilsaaran horumarinta siyaasadaha dawladda iyo qaanuunka caadiga ah iyo qaanuunka sharciga ee dhinacyada [[Waxbarasho|waxbarashada]], [[Cilmi Baaris|cilmi baadhista]], [[Saynis|sayniska]], [[Farsamo|teknolojiyada]] iyo hal-abuurka, [[Tiknolajiga nano|nanotechnology]], hantida aqooneed, iyo sidoo kale kobcinta, taageerada bulshada iyo ilaalinta bulshada ee ardayda iyo ardayda xarumaha waxbarashada. Shaqada Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland waxaa xukuma [[Dastuurka Somaliland|dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland]], Sharciga Waxbarashada Qaranka, Shuruucda Qaranka ee Dastuuriga ah, iyo Go’aammada uu soo saaray [[Muuse Biixi Cabdi|Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland]] . Wasaaradda waxbarashadda iyo sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay ka shaqaysay iskaashi la leh hay'adaha kale ee fulinta qaranka, waaxaha fulinta ee maaddooyinka [[Somaliland|Jamhuuriyadda Somaliland]], maamulada maxalliga ah, ururada bulshada iyo hay’ado kale. Wasiirka hadda jira waa Axmed Maxamed Diiriye . == Nidaamka Waxbarashada Somaliland == Nidaamka waxbarasho ee Somaliland wuxuu leeyahay afar heerar oo waaweyn: hore, hoose / labaad, dugsi sare / xirfadeed iyo waxbarasho sare . Pre-Primary (caruurnimada hore) hadda waxaa lagu dhex daray waxbarashada tooska ah iyo nidaamyada dugsiyada Qur'aanka ee gaarka loo leeyahay, oo soconaya illaa labo illaa saddex sano. Dugsi hoose-dhexe wuxuu socdaa siddeed sano wuxuuna u qaybsamaa afar-sano-dugsi hoose ama dugsi hoose dhexe iyo afar-sano dhexe ama dugsi-dhexe ah. Waxbarashada dugsiga sare iyo tababarka xirfadda (sida naqshadee ahaan) ayaa sidoo kale shaqeeya afar sano. Waxa ka reeban waa dugsiyada dhexe ee Carabiga, oo leh 9 sano dugsi hoose / dhexe iyo 3 sano oo ah dugsi sare. Heerka jaamacadeed ee labada nidaam ayaa leh ugu yaraan labo sano iyada oo inbadan ay u tartamayaan afar. Qeyb-hoosaad kasta waxaa lagu sifeeyay oo si faahfaahsan loo qiimeeyaa cutubyada la xiriira ee warbixintan. == Himilo == Somaliland waxay u aragtaa wax-barasho inay tahay sidii loogu diyaarin lahaa dhammaan bartayaasha inay noqdaan arday cimri dherer leh oo ay ku xardhan yihiin xirfadaha, aqoonta iyo hab-dhaqanka si ay si guul leh u noqdaan muwaadiniin wax soo saar leh, Taasina waxay taageereysaa Dowladda Somaliland himilada 2030, oo qeexeysa in Somaliland noqon doonto qaran ay shacabkiisu ku raaxeystaan. sinnaan iyo waxbarasho tayo leh. Himiladu waxay bixisaa qorshe-hawleed si loo hubiyo in qofna looga tegin horumarka qaranka, iyada oo ujeeddadiisu tahay tallaabo wax-ku-ool ah. Himilada 2030 waxay ku dhiirigelineysaa dadka reer Somaliland in ay diiradda saaraan yoolasha ay sida caadiga ah u leeyihiin ee ku saabsan iyo wadaagga qiimaha iyo mabaadi'da ay ku abaabuli karaan dhisitaanka qaran barwaaqo ah. == Howlgalka == Himilada Waxbarashada Qaranka ee Somaliland waa in la helo waxbarasho tayo leh oo habboon oo u diyaarinaysa arday kasta inuu ku guuleysto nolosha isaga oo kaashanaya waalidiinta iyo bulshada. *In uu helo arday kasta oo reer somaliland ahi waxbarasho iyo manhaj dhamaystiran oo tayo leh mustaqbalkana noqota lacag la'aan si qof waliba u helo waxbarasho heer kasta leh. == Wasiiradii Waxbarashada iyo Sayniska == *Abokor Khadar Xaji (2005-2010) * Samsam Cabdi Aadan (2010-2015) * Cabdillaahi Ibraahim Habane (2015-2017) * Yaasiin Xaaji Maxamuud (2017-2018) * Cusmaan Aadan Jaamac (2018-2019) * Axmed Maxamed Diiriye . (2019 –Hadda) == Sidoo kale eeg == * Wasaaradda Maaliyadda (Somaliland) * Wasaaradda Arimaha Gudaha (Somaliland) * Wasaaradda Difaaca (Somaliland) [[Category:Siyaasadda Somaliland]] ja62d4n4kn0y0917mkjp1bsluy4bnik Shineemada Sacuudiga 0 35067 303081 298746 2026-07-19T19:06:33Z Shrekiolous 46574 Noqay bedelaadka [[Special:Diff/298746|298746]] ee sameeyay [[Special:Contributions/~2026-35710-15|~2026-35710-15]] ([[User talk:~2026-35710-15|hadal]]) 303081 wikitext text/x-wiki '''Shineemada Sacuudi Carabiya''' waa warshad yar oo cadaalad ah oo soo saarta filim sannad kasta. Marka laga reebo hal tiyaatar [[IMAX]] oo ku yaal [[Khobar]], ma jirin wax shineemo ah oo ku yaal Sacuudi Carabiya 1983 ilaa 2018,<ref name="mansour">{{cite web|last1=Lapin|first1=Andrew|title=Wadjda director Haifaa Al Mansour|url=http://thedissolve.com/features/interview/168-wadjda-director-haifaa-al-mansour/|website=Dissolve|access-date=25 November 2014|ciwaan=Nuqul Archive|archive-date=3 Bisha Kow iyo Tobnaad 2018|archive-url=https://web.archive.org/web/20181103131510/http://thedissolve.com/features/interview/168-wadjda-director-haifaa-al-mansour/|dead-url=yes}}</ref> inkastoo mararka qaar la hadal hayay furitaanka tiyaatarada filimada, 2008-dii waxaa la kireeyay qolalka shirarka si loogu muujiyo filimka majaajilada ah ee ''Mennahi''.<ref>{{cite web|title=SAUDI ARABIA: Going to the movies for the first time in decades|url=http://latimesblogs.latimes.com/babylonbeyond/2008/12/saudi-arabia--1.html|website=latimesblogs.com|access-date=14 October 2014|date=23 December 2008}}</ref> Sucuudiga oo raba inuu daawado filimada ayaa sidaas ku sameeyay dayax-gacmeedka, [[DVD]], ama muuqaal.  Shineemooyinka ayaa la mamnuucay muddo 35 sano ah<ref>{{cite web|last1=Petroff|first1=Alanna|title='Black Panther' comes to Saudi Arabia as movie theater ban ends|url=http://money.cnn.com/2018/04/18/media/saudi-arabia-movies-black-panther-amc/index.html|website=CNN.com|date=18 April 2018|access-date=18 April 2018|archive-date=18 Bisha Afraad 2018|archive-url=https://web.archive.org/web/20180418202432/http://money.cnn.com/2018/04/18/media/saudi-arabia-movies-black-panther-amc/index.html|url-status=dead}}</ref> ilaa shaleemadii ugu horeysay ee Sacuudi Carabiya laga furay 18 Abriil 2018 ee [[Riyadh]].  [[AMC Theatres]] ayaa qorshaynaysa in ay furto ilaa 40 shineemo ilaa 15 magaalo oo Sucuudiga ah shanta sano ee soo socota.<ref>[http://www.bbc.com/news/world-middle-east-43652893 Sh but Khalid is the kingaudi cinema screens reopen on 18 April 'with Black Panther']</ref> Dawladdu waxay rajaynaysaa in marka la gaadho 2030, Sucuudigu hore u lahaan doono in ka badan 300 oo tiyaatar oo leh in ka badan 2,000 oo shaashado filim ah.<ref name=":0" /> ''[[Keif al-Hal?]]'', oo la sii daayay 2006dii, wuxuu ahaa filimkii ugu horreeyay ee Sacuudi Carabiya; si kastaba ha ahaatee, waxaa lagu soo sawir dalka Imaaraadka Carabta, waxaana jilaasay atariisho u dhalatay dalka Urdun. Filimkii ''[[Wadjda]]'' ee 2012 wuxuu lahaa jilayaal Sucuudi ah<ref name="Davies">{{cite web|last1=Davies|first1=Catriona|title=The film director who's not allowed to go to the movies|url=http://www.cnn.com/2012/05/25/world/meast/saudi-film-wadjda-mansour/index.html|website=CNN World. Inside the Middle East|access-date=14 October 2014|ref=25 May 2012}}</ref> wuxuuna ahaa filimkii ugu horeeyay ee gabi ahaan laga soo duubo Sacuudiga.<ref name="rt">{{cite web|title=rotten tomatoes. Wadjda|url=http://www.rottentomatoes.com/m/wadjda_2013/|website=rottentomatoes.com|access-date=14 October 2014}}</ref> Filimka ''[[Barakah Meets Barakah]]'' oo uu sameeyay agaasime Mahmoud Sabbagh ayaa lagu duubay magaalada [[Jidda]] sanadkii 2015-kii, waxaana la daah-furay [[Filimka Caalamiga ee Berlin Dabaaldag|Bandhigga Filimada Caalamiga ee Berlin]] 66-aad, isagoo noqday filimkii ugu horreeyay ee ka qayb-qaata xafladda. [[Sameera Aziz]] waa filim sameeyihii ugu horreeyay ee Sacuudiga u dhashay ee ka shaqeeya shaleemada Hindiya ee caanka ah ee [[Bollywood]].<ref>{{cite web|url=http://www.deccanherald.com/content/511994/bollywoods-first-saudi-filmmaker-works.html|title=Bollywood's first Saudi filmmaker works on maiden venture|website=Deccan Herald|access-date=11 December 2017}}</ref> Shineemada Sacuudiga, mid gudaha laga soo saaro ama ha noqoto mid shisheeye, waxay saaran tahay [[Faafreebka Sacuudiga|faafreeb Sacuudiga]]. == Tix == 4tgfbkyuh2tw3isw80myt37f7riw8ob Abokor muuse 0 39797 303085 302940 2026-07-20T11:14:16Z ~2026-39539-85 46503 /* Notable figures */ 303085 wikitext text/x-wiki {{Farac|{{flagcountry|Masar}}|group=Abokor <br> |flag=[[File:Flag_of_Somaliland.svg|60px]][[File:Flag_of_Ethiopia.svg|60px]][[File:Flag_of_Kenya.svg|45px]][[File:Flag_of_Eritrea.svg|60px]]|image=|region1={{flagcountry|Somaliland}}|region2={{flagcountry|Eratareya}}|region3={{flagcountry| United States}}|region4 ={{flagcountry|Turkey}}|langs=[[Somali language|Somali]]|rels=[[Islam]]|related-c= Other ,clans <!-- CONFIRMED RELATIONS!!! -->}} '''Abokor''' ([[Af-Ingiriisi|Ingiriisi]]: Abokor'','' [[Carabi]]: أبوبكر ; ''',''' Magaca oo buuxa: Abokor Musa Da'ud Sheekh Ishaaq) waa Qabiil wayn oo ka mid ah beelweynta Eidagalle ee Isaaq. Beeshu waxay degaan rasmiya ku tahay [[Soomaaliland|Somaliland]], [[Itoobiya]] iyo [[Kenya]]. == Overview == The Abokor is a major Somali clan that is part of the Eidagalle clan of the Isaaq clan family, traditionally also called ''Saleebaan''. Members of the Abokor Musa subclan are descendants of Sheikh Ishaaq bin Ahmed. The Abokor musa<ref>Diiriye, Anwar Maxamed (2006). Literature of Somali Onomastics & Proverbs with Comparison of Foreign Sayings.ISBN978-0-9726615-1-5.</ref> is one of the large somali clans and among the most prominent sub-clans of the Eidagale. They inhabit the Hargiesa and Salahley regions of Somaliland, in addition to the Somali Region of Ethiopia and Kenya, where they form part of the Isahakia community<ref name=":3">Hayward, R. J.; Lewis, I. M. (2005-08-17). Voice and Power. Routledge. <nowiki>ISBN 9781135751753</nowiki>.</ref><ref name=":4">Laitin, David D. (1977). Politics, Language, and Thought: The Somali Experience. 9780226467917.</ref>.The Abokor Musa traditionally consists of nomadic pastoralists, merchants, and skilled poets.<ref>Andrzejewski, B.W. and I.M. Lewis, 1964, Somali Poetry: An Introduction, Oxford University Press.</ref> ==Tariikhda == ===Nasabka === Sheekh Isxaaq wuxuu ka mid ahaa culimadii ka soo haajiray Carabta kuna soo tallaabay badda si ay Islaamka ugu faafiyaan Geeska Afrika qarnigii 12aad ilaa 13aad. Sidaas darteed, Sheekh Isxaaq wuxuu guursaday labo dumar ah oo deegaanka ah gudaha Somaliland, wuxuuna ka dhalay siddeed wiil. Mid ka mid ah, Daoud, wuxuu noqday aabihii beesha Ciidagale.<ref>I.M. Lewis, A Modern History of the Somali, fourth edition (Oxford: James Currey, 2002), pp. 31 & 42</ref> ===Xiliyadii Dhexe=== Beesha Abokor Muuse waxaa si gaar ah loogu xusuustaa kaalintii ay ka qaateen halgankii uu hoggaaminayay Axmed Gurey (Axmed Ibraahim al-Ghazi) ([[Saldanadii Cadal|Saldanadii Adal]]) ee lagula dagaallamay boqortooyadii Xabashida. Sida lagu sheegay buugga taariikhiga ah ee ''Futuh al-Habash'', beelaha Habar Magaadle, oo ay ku jirto laantan, waxay bixiyeen ciidamo iyo hoggaamiyeyaal muhiim ah.<ref>"مخطوطات-24 > بهجة الزمان > الصفحة رقم 16". makhtota.ksu.edu.sa. Retrieved 2017-08</ref><blockquote>Beesha Abokor Muuse—waxay door weyn ka ciyaareen dagaalkii qarnigii 16aad uu hogaaminayay Axmed Gurey bin Xuseen (Axmed Ibraahim al-Ghazi) ee lagula dagaallamay boqortooyadii Xabashida. Dagaalkan taariikhiga ah oo lagu xusay buugga Futuh al-Habash, beelo badan oo Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay. Halyeeyada la xasuusto waxaa ka mid ahaa Basiralle iyo Dhimbil oo ahaa ugaasyo , taariikh ahaana loogu xuso iyo saraakiil ciidan oo caan ah. Qaybo kamid ah geedka qabiilka (clan tree) ayaa loo xusaa Boqorro, kuwaas oo ku jira dhamaan tarkhiidii dhaqan ee beesha, gaar ahaan ku dhadhaw qarnigii 15aad ilaa 16aad, oo ah Sultanate . Basiralle, oo lagu xasuusto geesinimo, wuxuu ku geeriyooday dhawac soogaadhay meel u dhow magaalada [[Herer|Herar]].<ref>Morin, Didier (2004). Dictionnaire historique afar: 1288-1982. KARTHALA Editions. <nowiki>ISBN 9782845864924</nowiki>.</ref> Sidoo kale waxay samayn wan ku lahayeen magalda tariikhiga ah ee [[Saylac|zelia]].</blockquote> [[File:First_footsteps_in_East_Africa,_or,_An_exploration_of_Harar_(1904)_(14586268478).jpg|right|thumb|250x250px| [[Axmad III bin Abu Bakar|Axmad Bin Abii Bakar]], Amiirkii [[Harar]]]] Qarnigii 19aad, laanta Abokor Muuse waxay door muuqda ku lahaayeen ganacsigii ka socday Hargeysa–Berbera–Harar. Ganacsatadoodu waxay ahaayeen kuwa ugu firfircoon ee karavaannada ka keeni jiray gudaha Soomaalida xoolaha, muxurka, malmalka iyo subagga, kuna dhoofin jiray Berbera iyo suuqyada Carabta. Waxaa si gaar ah loo xusuustaa xiriirka dhow ee ay la lahaayeen Amiir Axmed III bin Abu Bakr, oo ahaa amiirkii Harar intii u dhaxaysay 1856–1875. Amiirka ayaa si weyn u qadarin jiray ganacsatada Abokor Muuse.<ref>Burton, Richard (1856). First Footsteps in East Africa. London: Longman, Brown, Green and Longmans. pp. 116–118.</ref> <blockquote>Beesha Abokor Muuse waxay door weyn ka ciyaareen ilaalinta dhaqanka, xeerka iyo dhexdhexaadinta. Goobta barakeysan ee [[Aw Barkhadle]], oo ku taalla inta u dhexeysa [[Hargeysa]] iyo [[Berbera]], waxay ahayd xarun dhaar iyo heshiis lagu xallin jiray khilaafaadka. Odayaasha Abokor Muuse ayaa si gaar ah loogu qadarin jiray hoggaaminta dhaarta iyo heshiisiinta,oo ah Ugaaysada dhaqanka<ref>The Journal of the Royal Geographical Society Volume 19 p.61-62". 1849</ref> </blockquote> Abokor Muuse waxay caan ku ahaayeen hal-abuurka gabayga iyo xigmadda afka ah. Gabayga ayaa u ahaa hub lagula dagaallamo, laguna xafido taariikhda. Sida uu qoray Laurence Margaret, beesha Ciidagale (oo ay ka mid yihiin Abokor Muse) waxaa lagu yaqaanay in tiro badan oo rag ah ay gabyaa yihiin, taasoo ka dhigtay beel kaalin weyn ku leh suugaanta Soomaalida.<ref>Laurance, Margaret. ''A tree for poverty: Somali poetry and prose''. McMaster University Library Press. p. 27.</ref>Sido kale Abokor Muuse waxay ahaayeen qoys caan ku ahaa fardaha fuulka iyo dagaalka, waxaana si weyn looga yaqaanay kartida dagaal iyo xirfadda ay ku lahaayeen maareynta fardaha dagaalka. [[File:Sketch_Map_of_Northern_Somali_Land.png|right|thumb|250x250px| Map showing trade routes leading to Berbera.]] Qarnigii 19aad, Abokor Muuse waxay door muhiim ah ku lahaayeen ganacsigii karavaannada ee u dhexeeyay [[Berbera]] iyo gudaha dalka. Waxay qayb ka ahaayeen aasaaska magaalada [[Hargeysa]], taasoo markii hore ahayd xarun karavaan oo ay dhiseen ganacsatada Ciidagale.<ref>Carlos-Swayne, Harald (1900). ''Seventeen Trips Through Somaliland and a Visit to Abyssinia''. p. 96.</ref> <blockquote>Taariikhda Abokor Muuse waa mid ku dhisan geesinimada dagaal, hal-abuurka suugaaneed, hoggaaminta dhaqameed iyo firfircoonida ganacsiga. Waxay qayb muhiim ah ka noqdeen halgankii diimeed ee Muslimiinta, nabadaynta bulshada Isaaq, iyo kobaca dhaqaalaha iyo dhaqanka gobolka—astaamo qeexaya kaalintooda qoto dheer ee taariikhda Soomaaliyeed.</blockquote> Sidoo kale, waxay leeyihiin tariikh soo jireen ah oo ku salaysan dhaqashada xoolaha, sida Geela, Adhiga iyo lo'da, iyadoo geelu uu yahay xoolahooda ugu muhiimsan ee noloshooda ku tiirsan yihiin isla markaana ay Aad u dhaqdaan. Dhaqashada xoolaha waxay ka tarjumaysa hodantinimada, hiddaha, iyo xirfadda ay bulshadu ku dhisantahay oo soo jireen ah. ===Baranches and Subclans=== Beesha Abokor Muuse waa beel ballaaran oo caan ku ah geesinimada iyo hiddaha soo jireenka ah, waxayna leedahay faracyo iyo laamo badan oo si dhaw isugu xidhan. Beeshan qiimaha leh waxay u kala baxdaa laamo waaweyn oo ay ka mid yihiin: ''[[Beesha Mohamed Dhimbil|Mohammed Dhimbil]]'', ''[[Ahmed Dhimbil]]'', ''[[Aden Abokor]]'', ''[[Muuse Dhimbil]]'' ===Saltanate of Abokor Musa=== Beesha Abokor Muuse waxay caan ku tahay hoggaamin, halgan iyo ilaalinta dhaqanka. Intii taariikhdu xusuusato, beeshani waxay lahayd taliyaal dhaqameed oo ka kala socday laamaha iyo faracyada beesha, kuwaas oo door weyn ku lahaa xallinta khilaafaadka, ilaalinta nidaamka bulshada, iyo kordhinta midnimada beesha dhexdeeda. Suldaanada, boqorrada iyo ugaasyada ka soo jeeda Abokor Muuse waxay ahaayeen hogaamiyayaal caan ah, kuwaas oo isku darsaday garaad, geesinimo, iyo karti ciidan. Markay timaaddo dirir ama dagaal, waxay ahaayeen abaanduulayaal dagaal oo hoggaamiya ciidamo si abaabulan u dagaallama. Halka marka nabaddu timaaddo, ay noqdaan odayaal dhaqameed oo hagaya bulshada dhinaca garsoorka, dhaqanka, iyo isku duubnida. ==Distribution== Beesha Abokor Muuse waxay si ballaaran u daganyihiin magaalada Hargeysa, gaar ahaan koofurta iyo galbeedka caasimadda. Xaafadaha ay si rasmi ah u deggan yihiin waxaa ka mid ah ''Calaamadaha'' , oo ay kala Qaybiso Wadada Halbawlaha ee ''Airport Road (Wadada Madaarka Egal)'', iyo xaafadaha Masalaha ( Siirooga galbeedkiisa), ''Jameecada'', iyo qaybo ka mid ah Xaafadda ''October''. Meelahan ayaa ka mid ah deegaannada taariikhiga ah ee ay beesha si xooggan ugu xidhan tahay. Marka laga sii gudbo gudaha magaalada, Abokor Muuse waxay degaan ''Qoolcaday'',''Toon'', magaalada ''Salahley'', iyo tuulooyinka u dhow ilaa ''Ina-Guxaa'', oo ah xuduudda u dhaxaysa Somaliland iyo Ethiopia. Deegaannadan ayaa loo arkaa in ay yihiin laf-dhabarta beesha ee dhulka Somaliland, maadaama ay yihiin goobaha ay ku badan yihiin beelaha reer guuraaga ah iyo xoolo-dhaqatada beesha. Dhinaca kale, beesha Abokor Muuse waxay si ballaaran uga deggan yihiin Dalka Itoobiya , halkaas oo ay ku leeyihiin magaalooyin iyo tuulooyin badan. Magaalooyinka ugu waaweyn ee ay degaan waxaa ka mid ah ''Bisad'', ''Abokor'', ''Egal Addani'', iyo ''Iskoyska'', halka ay sidoo kale ku nool yihiin deegaannada u dhow Dooxada ''Galool-Fadhiidh.'' Meelahan ayaa xiriir dhow la leh magaalada Awarre, taas oo ah xarun muhiim ah oo ka tirsan gobolka. Isku soo wada duuboo, beesha Abokor Muuse waxay degaan dhul aad u ballaaran oo ku kala yaalla labada dhinac ee xuduudda Somaliland iyo Itoobiya, iyagoo leh isku xirnaan dhaqan, deegaan, iyo taariikh wadaag ah oo soo jireen ah. ==Clan tree== A summarised clan family tree of the major subclans of Abokor Musa, is presented below: {{Tree list}} *Daoud (Eidagale) ***'''Abokor''' (Saleiban) ****Salieban Abokor *****Mohammad Salieban ******Saleiban Mohamed *******Yousuf Saleiban ********Osman Yusuf ********Said Yusuf ********Mohamed Yusuf *******Arralleh Saleiban ********Ali Arralle ********Saleiban Arralle *********Abokor Saleiban **********Abdalleh Abokor ***********Saleiban Abdalle ************Osman Saleiban *************Wa'eys Osman *************Mahamoud Wais *************Arralleh Wais *************Hussein wais **********Saleiban Abokor ***********Warfa Saleiban ***********Arrale Saleiban ***********Farah Saleiban ***********Mahamoud Saleiban **********Ibrahim Abokor ***********Mohamed Ibrahim ************Jibril Mohamed ************Salah Mohamed *************Osman Salah **************Abokor Osman ***************Hassan Abokor ****************Muuse Hassan ****************Laqshe Hassan ****************Basiralle Hassan ****************Dhimbil Hassan *****************'''Mohammed Dhimbil''' ******************Mucawiye Mohamed (Rer Mucawie) ******************Fatah Mohamed (Rer Fatah) ******************Gulled Mohamed (Rer Guled) ******************Musa Mohamed *******************Farah Muuse *******************Adawe Muuse *******************Aden Muuse *****************'''Muuse Dhimbil''' ******************Abdalle Muse *******************Muse Abdalle ********************Mahamoud Muuse *********************Shirdon Mohamoud **********************Hamud Shirdon **********************Jama Shirdon **********************Geele Shirdon *********************Hildiid Mohamoud **********************Ali Hildiid **********************Osman Hildiid **********************Geedi Hildiid **********************Hersi Hildiid ********************Abdalleh Muuse *********************Jibirl Abdalle **********************Kalil Jibirl ***********************Hersi Kalil ***********************Egal Kalil ***********************Wais Kalil ***********************Ali kalil ************************Said Ali ************************Koshin Ali ************************Arale Ali ************************Osman Ali ************************Guled Ali ************************Amare Ali ************************Boqorreh Ali **********************Aden Jibril (Rer Adan) ***********************Aden Mohamed ************************Benin Aden ************************Nour Aden ************************Ali Aden ************************Adan Aden **********************Abdi Jibril ***********************Ali Abdi ************************Mumin Ali ************************Naleye Ali ************************Hussein Ali *************************Mohamed Hussien *************************Nour Hussein *************************Dirie Hussien **************************Hassan Dirie **************************Aden Dirie **************************Guled Dirie ***************************Abdalle Guled ***************************Mohamed Guled ***************************Jama Guled ***********************Nour Abdi (Rer Nuur) ************************Ismail Nour ************************Hersi Nour ************************Gabal Nour ************************Mohamed Nour ***********************Benin Abdi (Rer Benin) ************************Naleye Benin ************************Ahmed Benin ************************Hersi Benin ************************Warfa Benin ************************Samter Benin ************************Abdi Benin ************************Fatah Benin ************************Aden Benin ************************Dirie Benin ************************Farah Benin ************************Dahir Benin ************************Arale Benin ************************Guled Benin ************************Shirwa Benin ************************Abane Benin ************************Abdille Benin ************************Yusuf Benin ************************Arale Benin ************************Roble Benin ************************Osman Benin ***********************Abdille Abdi ************************Gallab Abdille (Rer Gallab) *************************Ismail Gallab *************************Asker Gallab ***********************Eiae Abdille (Rer Eiye) ************************Gulled Eiye ************************Sharmake Eiye ***********************Mohamed Abdille ************************Ahmed Mohamed *************************Samter Ahmed *************************Ziyad Ahmed *************************Mayle Ahmed *************************Elmi Ahmed *************************Warfa Ahmed *************************Geedi Ahmed *************************Amanle Ahmed *************************Food Ahmed *************************Roble Ahmed *************************Ainanshe Ahmed *************************Wais Ahmed *************************Dhible Ahmed (Rer Dhibleh) **************************Ismail Dhible **************************Barre Dhible *************************Ali Ahmed (Rer Ali) *************************Gubadleh Ahmed (Rer Gubadleh) **************************Derie Gubadleh (Rer Dirie) **************************Boqorre Gubdleh (Rer Boqorreh) ******************'''Ahmed Dhimbil''' ********************Musa Ahmed ********************Osman Ahmed ********************Liban Ahmed *********************Abdi Liban **********************Osman Abdi **********************Ismail Abdi **********************Mohammed Abdi ***********************Sarar Mohamed ***********************Ahmed Mohamed **********'''Aden Abokor''' *************Awal Aden (Rer Cawl) **************Mahamoud Awal **************Hussien Awal **************Farah Awal **************Abdi Awal *************Hassan Aden **************Ziyad Hassan **************Odawa Hasaan **************Ladon Hassan **************Abdalle Hassan ***************Ali Abdalle ***************Abdi Abdalle ***************Ahmed Abdalle ****************Halas Ahmed (Rer Halas) ****************Egal Ahmed (Rer Egal) ****************Geedi Ahmed (Rer Gheedi) {{tree list/end}} ==Notable figures== * Mahamoud Ismail Gabush – Is a scholar, an Air Force engineer, and a respected military leader * Mohamed Mooge Liibaan – prominent Somali instrumentalist, vocalist, and poet. * Mohamoud Guure Husien (Gaal-Eri) – Was a key Somali political figure who led the SNM office in France and was responsible for Somalia’s foreign strategic policy *Aden Mohamed Guhad (Aden Walli) – He was a Colonel and the Commander of Internal Security of the (SNM), noted for his strategic leadership. * Ahmed Mooge Liibaan – prominent Somali musician and singer * Suldan Aden S.Farah.S.Omar –Respected traditional holder * Ahmed Mohamed Diriye (Toorno) – Former Minister of Education and planning * Gen.Mohamed Osman Aalin (Dayib)– Father of Somaliland Immigration border * Aadan Mooge Hirsi– was a respected SNM freedom fighter and intellectuals * Suldan Osman Baane –traditional leader * Shiekh Harreed – Scholar and Religious leader * Hussein Mohamed Mohamoud – Former Minister of Health * Mohamed Badel – was a poet, politician, and university lecturer. * Abdishakur Roble Ali– is a senior military leader in Somaliland. * Nadir Yusuf – Politician and Member for Federal Parliament of Ethiopia * Abwan Harir Osman Guray – Well-known Somali peot * Almis Omar Zakrie – Activist and Politician * Ughaz Ali-Abdi – A revered clan elder (Ugaas) and highly respected traditional leader. * Yusuf Saeed Elmi – Poet and politician * Hussein Habane - is a Lieutenant in the Somaliland Coast Guard * Shiekh Abokor Sead Mohamed – Scholar and Religious leader * Kol Ibrahim Koodbuur – Revered Somali SNM commander and freedom fighter, known for his unmatched courage and sacrifice in the struggle against dictatorship * Guled Bihi Abdi – Politician and Member for Federal Parliament of Somalia * Khalid Foodhaadhi – Multi-Award-Winnnig Journalist ==Tixraac== {{Reflist}} 7dqsc053iuxy7x4lw3m05bc9fxfg51z