Wikipedia sowiki https://so.wikipedia.org/wiki/Bogga_Hore MediaWiki 1.47.0-wmf.7 first-letter Media Special Talk User User talk Wikipedia Wikipedia talk File File talk MediaWiki MediaWiki talk Template Template talk Help Help talk Category Category talk Portal Portal talk TimedText TimedText talk Module Module talk Event Event talk Cigo 0 6541 298909 298682 2026-06-20T19:06:57Z SomaliHistoriau 45171 /* */ 298909 wikitext text/x-wiki {{agoon}}'''Cigo''' waa magaalo xeebed kutaal [[Galguduud]] waxeyna ku dhawdahay degmada ceeldheer waxena hoostagtaa masagaway laakin dadkeda ayaa ka gabiyay in ay hormar usameeyaan. Fatxi waaa jcelkeyga f5ynyzbirq5r3sqi9ai85qvf12myxc9 298910 298909 2026-06-20T19:10:38Z SomaliHistoriau 45171 /* */ 298910 wikitext text/x-wiki {{agoon}}'''Cigo''' waa magaalo xeebed kutaal [[Galguduud]] waxeyna ku dhawdahay degmada ceeldheer waxena hoostagtaa masagaway laakin dadkeda ayaa ka gabiyay in ay hormar usameeyaan. q2xe5ygpyaa27o45qhsp3z2f6creuoq Qaybta (xisaab) 0 36973 298912 241617 2026-06-21T11:37:49Z Amherst99 2923 298912 wikitext text/x-wiki '''Qaybtu''' ({{lang-en|set}}) waa fikrad ka timid [[xisaab]]ta. Qaybtu waxay leedahay xubno (sidoo kale loo yaqaan canaasirta). Qaybta waxaa lagu qeexay xubnaheeda, markaa labada qaybood ee isku mid ah waa isku mid (tusaale, haddii <math>\mathit{X}</math> iyo <math>\mathit{Y}</math> xubno isku mid ah yeeshaan, markaas ''<math>\mathit{X} = \mathit{Y}</math>''). =Hordhac= ===Sifooyinka qayb=== *Jiritaanka shayga xubin ka ah qayb; *Jiritaanka tiro walxood (cutubyo) oo samaysmaya qayb; *Waxaa jira walxo aan xubin ka ahayn qayb. ===Astaanta qayb=== Qaybta ayaa lagu qoray calaamadda (''' { ''') ama (''' } '''). Guud ahaan, qaybta waxaa lagu magacaabaa iyadoo la isticmaalayo xaraf weyn. ===Tusaale=== Qayb X wuxuu ka kooban yahay tiro ka yar 10, ka dibna qor:</br> {{big|<nowiki>{x|tiro ka yar 10}</nowiki>}}</br> {{small|oo macnaheedu yahay}}</br> {{big|<nowiki>{x|1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9}</nowiki>}} =Ogaysiis= Inta badan xisaabyahanadu waxay adeegsadaan xarfo ''ITALIC'' ah oo far waaweyn ah si ay wax uga qoraan qaybaha (sida <math>A</math>, <math>B</math>, <math>C</math>). Waxyaalaha loo arko inay yihiin qaybo ka mid ah waxa sida caadiga ah lagu qoraa xarfo yaryar oo [[Roomaan]] ah.<ref>[https://mathvault.ca/hub/higher-math/math-symbols/set-theory-symbols/ ''mathvault.ca'']</ref><ref>[https://www.mathsisfun.com/sets/sets-introduction.html ''mathsisfun.com'']</ref> ===Muujinaya qayb=== *<math>X = \{1, 2, 3\}</math> waxa loo qayb oo ka kooban 1, 2, iyo 3. Si kale, oo loo yaqaan qoraal-dhisaha,<ref>[https://mathworld.wolfram.com/Set.html ''Set'']</ref> waa bayaan ku saabsan waxa dhabta ah ee xubnaha qayb, sida tan: *{x|x waa tiro dabiici ah & x < 4}. Marka shayga ''a'' yahay xubinta qaybta <math>A</math> waxa loo qoraa sidan: *a ∈ A. =Jaantusyada Venn= ::''Sidoo kale eeg: [[Jaantusyada Venn]]'' [[File:Venn0001.svg|thumb|150px|Isgoyska <math>A \cap B</math>]] Si aad u muujiso hawlgallada jaantusyada xisaabyahannada isticmaal jaantusyada Venn. Jaantusyada Venn waxay isticmaalaan goobo si ay u muujiyaan qaybo gaar ah. Caalamka waxa lagu sawiray leydi. Natiijooyinka hawlgallada waxaa lagu muujiyay meelo midab leh. Sawirka hawlgalka isgoysyada goobada bidix waxay muujinaysaa qaybo <math>A</math> iyo goobada saxda ahi waxay tusinaysaa qaybo <math>B</math>. =Qaybaha gaarka ah= {{sect-stub}} =Tixraac= {{reflist}} {{general-stub}}[[Category:Xisaab]] 5foubds0rms0k1e5lzyjrko8cgr108k Abokor muuse 0 39797 298911 298906 2026-06-21T10:31:11Z ~2026-34537-45 46057 /* Distribution */ 298911 wikitext text/x-wiki {{Farac|{{flagcountry|Masar}}|group=Abokor <br> |flag=[[File:Flag_of_Somaliland.svg|60px]][[File:Flag_of_Ethiopia.svg|60px]][[File:Flag_of_Kenya.svg|45px]][[File:Flag_of_United Kingdom.svg|60px]]|image=|region1={{flagcountry|Somaliland}}|region2={{flagcountry|Kenya}}|region3={{flagcountry| United States}}|region4 ={{flagcountry|Turkey}}|langs=[[Somali language|Somali]]|rels=[[Islam]]|related-c= Other ,clans <!-- CONFIRMED RELATIONS!!! -->}} '''Abokor''' ([[Af-Ingiriisi|Ingiriisi]]: Abokor'','' [[Carabi]]: أبوبكر ; ''',''' Magaca oo buuxa: Abokor Musa Da'ud Sheekh Ishaaq) waa Qabiil wayn oo ka mid ah beelweynta Eidagalle ee Isaaq. Beeshu waxay degaan rasmiya ku tahay [[Soomaaliland|Somaliland]], [[Itoobiya]] iyo [[Kenya]]. == Overview == The Abokor is a major Somali clan that is part of the Eidagalle clan of the Isaaq clan family, traditionally also called ''Saleebaan''. Members of the Abokor Musa subclan are descendants of Sheikh Ishaaq bin Ahmed. The Abokor musa<ref>Diiriye, Anwar Maxamed (2006). Literature of Somali Onomastics & Proverbs with Comparison of Foreign Sayings.ISBN978-0-9726615-1-5.</ref> is one of the large somali clans and among the most prominent sub-clans of the Eidagale. They inhabit the Hargiesa and Salahley regions of Somaliland, in addition to the Somali Region of Ethiopia and Kenya, where they form part of the Isahakia community<ref name=":3">Hayward, R. J.; Lewis, I. M. (2005-08-17). Voice and Power. Routledge. <nowiki>ISBN 9781135751753</nowiki>.</ref><ref name=":4">Laitin, David D. (1977). Politics, Language, and Thought: The Somali Experience. 9780226467917.</ref>.The Abokor Musa traditionally consists of nomadic pastoralists, merchants, and skilled poets.<ref>Andrzejewski, B.W. and I.M. Lewis, 1964, Somali Poetry: An Introduction, Oxford University Press.</ref> ==Tariikhda == ===Nasabka === Sheekh Isxaaq wuxuu ka mid ahaa culimadii ka soo haajiray Carabta kuna soo tallaabay badda si ay Islaamka ugu faafiyaan Geeska Afrika qarnigii 12aad ilaa 13aad. Sidaas darteed, Sheekh Isxaaq wuxuu guursaday labo dumar ah oo deegaanka ah gudaha Somaliland, wuxuuna ka dhalay siddeed wiil. Mid ka mid ah, Daoud, wuxuu noqday aabihii beesha Ciidagale.<ref>I.M. Lewis, A Modern History of the Somali, fourth edition (Oxford: James Currey, 2002), pp. 31 & 42</ref> ===Xiliyadii Dhexe=== Beesha Abokor Muuse waxaa si gaar ah loogu xusuustaa kaalintii ay ka qaateen halgankii uu hoggaaminayay Axmed Gurey (Axmed Ibraahim al-Ghazi) ([[Saldanadii Cadal|Saldanadii Adal]]) ee lagula dagaallamay boqortooyadii Xabashida. Sida lagu sheegay buugga taariikhiga ah ee ''Futuh al-Habash'', beelaha Habar Magaadle, oo ay ku jirto laantan, waxay bixiyeen ciidamo iyo hoggaamiyeyaal muhiim ah.<ref>"مخطوطات-24 > بهجة الزمان > الصفحة رقم 16". makhtota.ksu.edu.sa. Retrieved 2017-08</ref><blockquote>Beesha Abokor Muuse—waxay door weyn ka ciyaareen dagaalkii qarnigii 16aad uu hogaaminayay Axmed Gurey bin Xuseen (Axmed Ibraahim al-Ghazi) ee lagula dagaallamay boqortooyadii Xabashida. Dagaalkan taariikhiga ah oo lagu xusay buugga Futuh al-Habash, beelo badan oo Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay. Halyeeyada la xasuusto waxaa ka mid ahaa Basiralle iyo Dhimbil oo ahaa ugaasyo , taariikh ahaana loogu xuso iyo saraakiil ciidan oo caan ah. Qaybo kamid ah geedka qabiilka (clan tree) ayaa loo xusaa Boqorro, kuwaas oo ku jira dhamaan tarkhiidii dhaqan ee beesha, gaar ahaan ku dhadhaw qarnigii 15aad ilaa 16aad, oo ah Sultanate . Basiralle, oo lagu xasuusto geesinimo, wuxuu ku geeriyooday dhawac soogaadhay meel u dhow magaalada [[Herer|Herar]].<ref>Morin, Didier (2004). Dictionnaire historique afar: 1288-1982. KARTHALA Editions. <nowiki>ISBN 9782845864924</nowiki>.</ref> Sidoo kale waxay samayn wan ku lahayeen magalda tariikhiga ah ee [[Saylac|zelia]].</blockquote> [[File:First_footsteps_in_East_Africa,_or,_An_exploration_of_Harar_(1904)_(14586268478).jpg|right|thumb|250x250px| [[Axmad III bin Abu Bakar|Axmad Bin Abii Bakar]], Amiirkii [[Harar]]]] Qarnigii 19aad, laanta Abokor Muuse waxay door muuqda ku lahaayeen ganacsigii ka socday Hargeysa–Berbera–Harar. Ganacsatadoodu waxay ahaayeen kuwa ugu firfircoon ee karavaannada ka keeni jiray gudaha Soomaalida xoolaha, muxurka, malmalka iyo subagga, kuna dhoofin jiray Berbera iyo suuqyada Carabta. Waxaa si gaar ah loo xusuustaa xiriirka dhow ee ay la lahaayeen Amiir Axmed III bin Abu Bakr, oo ahaa amiirkii Harar intii u dhaxaysay 1856–1875. Amiirka ayaa si weyn u qadarin jiray ganacsatada Abokor Muuse.<ref>Burton, Richard (1856). First Footsteps in East Africa. London: Longman, Brown, Green and Longmans. pp. 116–118.</ref> <blockquote>Beesha Abokor Muuse waxay door weyn ka ciyaareen ilaalinta dhaqanka, xeerka iyo dhexdhexaadinta. Goobta barakeysan ee [[Aw Barkhadle]], oo ku taalla inta u dhexeysa [[Hargeysa]] iyo [[Berbera]], waxay ahayd xarun dhaar iyo heshiis lagu xallin jiray khilaafaadka. Odayaasha Abokor Muuse ayaa si gaar ah loogu qadarin jiray hoggaaminta dhaarta iyo heshiisiinta,oo ah Ugaaysada dhaqanka<ref>The Journal of the Royal Geographical Society Volume 19 p.61-62". 1849</ref> </blockquote> Abokor Muuse waxay caan ku ahaayeen hal-abuurka gabayga iyo xigmadda afka ah. Gabayga ayaa u ahaa hub lagula dagaallamo, laguna xafido taariikhda. Sida uu qoray Laurence Margaret, beesha Ciidagale (oo ay ka mid yihiin Abokor Muse) waxaa lagu yaqaanay in tiro badan oo rag ah ay gabyaa yihiin, taasoo ka dhigtay beel kaalin weyn ku leh suugaanta Soomaalida.<ref>Laurance, Margaret. ''A tree for poverty: Somali poetry and prose''. McMaster University Library Press. p. 27.</ref>Sido kale Abokor Muuse waxay ahaayeen qoys caan ku ahaa fardaha fuulka iyo dagaalka, waxaana si weyn looga yaqaanay kartida dagaal iyo xirfadda ay ku lahaayeen maareynta fardaha dagaalka. [[File:Sketch_Map_of_Northern_Somali_Land.png|right|thumb|250x250px| Map showing trade routes leading to Berbera.]] Qarnigii 19aad, Abokor Muuse waxay door muhiim ah ku lahaayeen ganacsigii karavaannada ee u dhexeeyay [[Berbera]] iyo gudaha dalka. Waxay qayb ka ahaayeen aasaaska magaalada [[Hargeysa]], taasoo markii hore ahayd xarun karavaan oo ay dhiseen ganacsatada Ciidagale.<ref>Carlos-Swayne, Harald (1900). ''Seventeen Trips Through Somaliland and a Visit to Abyssinia''. p. 96.</ref> <blockquote>Taariikhda Abokor Muuse waa mid ku dhisan geesinimada dagaal, hal-abuurka suugaaneed, hoggaaminta dhaqameed iyo firfircoonida ganacsiga. Waxay qayb muhiim ah ka noqdeen halgankii diimeed ee Muslimiinta, nabadaynta bulshada Isaaq, iyo kobaca dhaqaalaha iyo dhaqanka gobolka—astaamo qeexaya kaalintooda qoto dheer ee taariikhda Soomaaliyeed.</blockquote> Sidoo kale, waxay leeyihiin tariikh soo jireen ah oo ku salaysan dhaqashada xoolaha, sida Geela, Adhiga iyo lo'da, iyadoo geelu uu yahay xoolahooda ugu muhiimsan ee noloshooda ku tiirsan yihiin isla markaana ay Aad u dhaqdaan. Dhaqashada xoolaha waxay ka tarjumaysa hodantinimada, hiddaha, iyo xirfadda ay bulshadu ku dhisantahay oo soo jireen ah. ===Baranches and Subclans=== Beesha Abokor Muuse waa beel ballaaran oo caan ku ah geesinimada iyo hiddaha soo jireenka ah, waxayna leedahay faracyo iyo laamo badan oo si dhaw isugu xidhan. Beeshan qiimaha leh waxay u kala baxdaa laamo waaweyn oo ay ka mid yihiin: ''[[Beesha Mohamed Dhimbil|Mohammed Dhimbil]]'', ''[[Ahmed Dhimbil]]'', ''[[Aden Abokor]]'', ''[[Muuse Dhimbil]]'' Faracyada ''[[Mohamoud Muuse]]'' iyo ''Abdalleh Muuse''. Laamaha Beesha ''Abdalleh Muuse'' ayaa iyaguna caan ku ah reero balaadhan ah sida ''Reer Aadan'', Reer ''Ali Abdi'', ''Reer Nuur'', ''Reer Benin'', ''Rer Gallab'', ''Reer Eiye'', iyo ''Mohamed Cabdille'', (kuwaas oo kala baxa ''Rer Dhibleh'' ,''Reer Cali'' iyo ''Reer Gubadleh''.) ; [[Shaxda beesha|Shaxda Beesha]] ===Saltanate of Abokor Musa=== Beesha Abokor Muuse waxay caan ku tahay hoggaamin, halgan iyo ilaalinta dhaqanka. Intii taariikhdu xusuusato, beeshani waxay lahayd taliyaal dhaqameed oo ka kala socday laamaha iyo faracyada beesha, kuwaas oo door weyn ku lahaa xallinta khilaafaadka, ilaalinta nidaamka bulshada, iyo kordhinta midnimada beesha dhexdeeda. Suldaanada, boqorrada iyo ugaasyada ka soo jeeda Abokor Muuse waxay ahaayeen hogaamiyayaal caan ah, kuwaas oo isku darsaday garaad, geesinimo, iyo karti ciidan. Markay timaaddo dirir ama dagaal, waxay ahaayeen abaanduulayaal dagaal oo hoggaamiya ciidamo si abaabulan u dagaallama. Halka marka nabaddu timaaddo, ay noqdaan odayaal dhaqameed oo hagaya bulshada dhinaca garsoorka, dhaqanka, iyo isku duubnida. Doorkooda Ugaasnimadu waa astaan sharaf, caddaalad, iyo hoggaan bulsho. Taasi waxay sababtay in beesha Abokor Muuse lagu xasuusto dad hoggaamiya, nabad dhaliya, iyo dhaqanka ilaaliya, taasoo qayb weyn ka qaadatay dhismaha iyo ilaalinta nidaamka bulshada guud ahaan. ==Distribution== Beesha Abokor Muuse waxay si ballaaran u daganyihiin magaalada Hargeysa, gaar ahaan koofurta iyo galbeedka caasimadda. Xaafadaha ay si rasmi ah u deggan yihiin waxaa ka mid ah ''Calaamadaha'' , oo ay kala Qaybiso Wadada Halbawlaha ee ''Airport Road (Wadada Madaarka Egal)'', iyo xaafadaha Masalaha ( Siirooga galbeedkiisa), ''Jameecada'', iyo qaybo ka mid ah Xaafadda ''October''. Meelahan ayaa ka mid ah deegaannada taariikhiga ah ee ay beesha si xooggan ugu xidhan tahay. Marka laga sii gudbo gudaha magaalada, Abokor Muuse waxay degaan ''Qoolcaday'',''Toon'', magaalada ''Salahley'', iyo tuulooyinka u dhow ilaa ''Ina-Guxaa'', oo ah xuduudda u dhaxaysa Somaliland iyo Ethiopia. Deegaannadan ayaa loo arkaa in ay yihiin laf-dhabarta beesha ee dhulka Somaliland, maadaama ay yihiin goobaha ay ku badan yihiin beelaha reer guuraaga ah iyo xoolo-dhaqatada beesha. Dhinaca kale, beesha Abokor Muuse waxay si ballaaran uga deggan yihiin Dalka Itoobiya , halkaas oo ay ku leeyihiin magaalooyin iyo tuulooyin badan. Magaalooyinka ugu waaweyn ee ay degaan waxaa ka mid ah ''Bisad'', ''Abokor'', ''Egal Addani'', iyo ''Iskoyska'', halka ay sidoo kale ku nool yihiin deegaannada u dhow Dooxada ''Galool-Fadhiidh.'' Meelahan ayaa xiriir dhow la leh magaalada Awarre, taas oo ah xarun muhiim ah oo ka tirsan gobolka. Isku soo wada duuboo, beesha Abokor Muuse waxay degaan dhul aad u ballaaran oo ku kala yaalla labada dhinac ee xuduudda Somaliland iyo Itoobiya, iyagoo leh isku xirnaan dhaqan, deegaan, iyo taariikh wadaag ah oo soo jireen ah. ==Clan tree== A summarised clan family tree of the major subclans of Abokor Musa, is presented below: {{Tree list}} *Daoud (Eidagalle) ***'''Abokor''' (Saleiban) ****Salieban Abokor *****Mohammad Salieban ******Saleiban Mohamed *******Yousuf Saleiban ********Osman Yusuf ********Said Yusuf ********Mohamed Yusuf *******Arralleh Saleiban ********Ali Arralle ********Saleiban Arralle *********Abokor Saleiban **********Abdalleh Abokor ***********Saleiban Abdalle ************Osman Saleiban *************Wa'eys Osman *************Mahamoud Wais *************Arralleh Wais *************Hussein wais **********Saleiban Abokor ***********Warfa Saleiban ***********Arrale Saleiban ***********Farah Saleiban ***********Mahamoud Saleiban **********Ibrahim Abokor ***********Mohamed Ibrahim ************Jibril Mohamed ************Salah Mohamed *************Osman Salah **************Abokor Osman ***************Hassan Abokor ****************Muuse Hassan ****************Laqshe Hassan ****************Basiralle Hassan ****************Dhimbil Hassan *****************'''Mohammed Dhimbil''' ******************Mucawiye Mohamed (Rer Mucawie) ******************Fatah Mohamed (Rer Fatah) ******************Gulled Mohamed (Rer Guled) ******************Musa Mohamed *******************Adawe Muuse (Rer Adawe) *******************Aden Muuse (Rer Aden) *****************'''Muuse Dhimbil''' ******************Osman Muse *******************Muse Osman ********************Mahamoud Muuse *********************Shirdon Mohamoud *********************Hildiid Mohamoud **********************Ali Hildiid **********************Geedi Hildiid **********************Hersi Hildiid ********************Abdalleh Muuse *********************Jibirl Abdalle **********************Saeed Jibril ***********************Abdi Said ************************Salah Abdi ************************Roble Abdi **********************Hersi Jibril ***********************Ahmed Hersi ***********************Abdalle Hersi **********************Kalil Jibirl (Rer kalil) ***********************Hersi Kalil ***********************Egal Kalil ***********************Wais Kalil ***********************Ali kalil ************************Said Ali ************************Koshin Ali ************************Arale Ali ************************Osman Ali ************************Guled Ali ************************Amare Ali ************************Boqorreh Ali **********************Aden Jibril (Rer Adan) ***********************Aden Mohamed ************************Benin Aden ************************Nour Aden ************************Ali Aden ************************Adan Aden **********************Abdi Jibril ***********************Ali Abdi (Rer Ali Abdi) ************************Issa Ali ************************Hussein Ali ************************Mumin Ali ************************Naleye Ali ***********************Nour Abdi (Rer Nuur) ************************Ismail Nour ************************Hersi Nour ************************Gabal Nour ************************Mohamed Nour ***********************Benin Abdi (Rer Benin) ************************Naleye Benin ************************Ahmed Benin ************************Hersi Benin ************************Warfa Benin ************************Samter Benin ************************Abdi Benin ************************Fatah Benin ************************Aden Benin ************************Dirie Benin ************************Farah Benin ************************Dahir Benin ************************Arale Benin ************************Guled Benin ************************Shirwa Benin ************************Abane Benin ************************Abdille Benin ************************Yusuf Benin ************************Arale Benin ************************Roble Benin ************************Osman Benin ***********************Abdille Abdi ************************Gallab Abdille (Rer Gallab) *************************Ismail Gallab *************************Asker Gallab ***********************Eiae Abdille (Rer Eiye) ************************Gulled Eiye ************************Sharmake Eiye ***********************Mohamed Abdille ************************Ahmed Mohamed *************************Samter Ahmed *************************Ziyad Ahmed *************************Mayle Ahmed *************************Elmi Ahmed *************************Warfa Ahmed *************************Geedi Ahmed *************************Amanle Ahmed *************************Food Ahmed *************************Roble Ahmed *************************Ainanshe Ahmed *************************Wais Ahmed *************************Dhible Ahmed (Rer Dhibleh) **************************Ismail Dhible **************************Barre Dhible *************************Ali Ahmed (Rer Ali) *************************Gubadleh Ahmed (Rer Gubadleh) **************************Derie Gubadleh (Rer Dirie) **************************Boqorre Gubdleh (Rer Boqorreh) ******************'''Ahmed Dhimbil''' ********************Musa Ahmed ********************Osman Ahmed ********************Liban Ahmed *********************Abdi Liban **********************Ismail Abdi (Rer Ismail) **********************Mohammed Abdi ***********************Sarar Mohamed ***********************Ahmed Mohamed **********'''Aden Abokor''' *************Awal Aden (Rer Cawl) **************Mahamoud Awal **************Hussien Awal **************Farah Awal **************Abdi Awal *************Hassan Aden **************Ziyad Hassan **************Odawa Hasaan **************Ladon Hassan **************Abdalle Hassan ***************Ali Abdalle ***************Abdi Abdalle ***************Ahmed Abdalle ****************Halas Ahmed (Rer Halas) ****************Egal Ahmed (Rer Egal) ****************Geedi Ahmed (Rer Gheedi) {{tree list/end}} ==Notable figures== * Mahamoud Ismail Gabush – Is a scholar, an Air Force engineer, and a respected military leader * Mohamed Mooge Liibaan – prominent Somali instrumentalist, vocalist, and poet. * Mahamoud Ismail Gabush – Is a scholar, an Air Force engineer, and a respected military leader. *Aden Mohamed Guhad (Aden Walli) – He was a Colonel and the Commander of Internal Security of the (SNM), noted for his strategic leadership. * Ahmed Mooge Liibaan – prominent Somali musician and singer * Sh. Abdiraham Aden Eigeh * Suldan Aden S.Farah.S.Omar –Respected traditional holder. *Ugahz Mohamed Abdille Ahmed, a clan elder (Ughaz) and respected traditional figure. * Mohamoud Guure Husien (Gaal-Eri) – Was a key Somali political figure who led the SNM office in France and was responsible for Somalia’s foreign strategic policy during the Ogaden War. * Ahmed Mohamed Diriye (Toorno) – Former Minister of Education and planning * Gen.Mohamed Osman Aalin (Dayib)– Father of Somaliland Immigration border * Hussein Mohamed Mohamoud – Former Minister of Health * Suldan Osman Baane –traditional leader * Abdikarem Hikmawi – Is Author, literally scholar and Activist * Mohamed Badel – was a poet, politician, and university lecturer. * Abdishakur Roble Ali– is a senior military leader in Somaliland. * Nadir Yusuf – Politician and Member for Federal Parliament of Ethiopia * Abwan Harir Osman Guray – Well-known Somali peot * Almis Omar Zakrie – Activist and Politiciancurrent mayor of Hargeisa city * Ughaz Ali-Abdi – A revered clan elder (Ugaas) and highly respected traditional leader. * Yusuf Saeed Elmi – Poet and politician * Hussein Habane - is a Lieutenant in the Somaliland Coast Guard * Shiekh Harreed – Scholar and Religious leader * Kol Ibrahim Koodbuur – Revered Somali SNM commander and freedom fighter, known for his unmatched courage and sacrifice in the struggle against dictatorship * Guled Bihi Abdi – Politician and Member for Federal Parliament of Somalia * Khalid Foodhaadhi – Multi-Award-Winnnig Journalist ==Tixraac== {{Reflist}} shrkwvu3gvein1xdpcdu6yfa67tzfph Sixawle karanle 0 47432 298908 298742 2026-06-20T18:38:47Z Cabdi1991 45021 298908 wikitext text/x-wiki {{Infobox ethnic group | group = Sixawle Karanle <br>سيحولي كرانلي | native_name = بنو كرانلي | image = [[File:Calanka karanle.jpg|thumb|center|Calanka Karanle]] | population = | region1 = {{flag|Somalia}} | region2 = {{flag|Ethiopia}} | region3 = {{flag|Kenya}} | languages = * {{nowrap|{{flagicon|Somalia}}Af-soomaali}} *{{nowrap|{{flagicon|Arab League}} Af-carabi}} | religions = Sunni Islam | related_groups = [[baad buraale]] [[murursade]] [[hawiye]] }} '''Sixawle''' ({{lang-ar|بنو سيحولي}}; {{lang-en|Sixawle}}) waa qabiil ka tirsan beesha '''[[Karanle]]''', oo iyaduna hoos timaada beel-weynta '''[[Hawiye]]''', mid ka mid ah lafaha ugu waaweyn ee bulshada [[Dadka Soomaaliyeed]].<ref>{{cite book |last=Lewis |first=I. M. |title=A Modern History of the Somali: Nation and State in the Horn of Africa |year=2002 |publisher=Ohio University Press}}</ref> == Dulmar == Sixawle waxaa lagu tiriyaa qabiilada Karanle, iyadoo xogta ku saabsan qaab-dhismeedkooda badanaa ku saleysan yahay dhaqanka iyo afka (oral tradition. == Qaab-dhismeedka == Sidaan kasoo xigtay dhaqanka beesha, Sixawle waxay u kala baxaan: * '''[[Baad]]''' * '''Buraale (Sanbure)''' Jufada Baad waxaa lagu tilmaamaa mid ballaaran oo leh jilibyo badan, oo ay ka mid yihiin: * Ciye Baad * Shurbul Baad === [[Ciye Baad ]]=== Waxaa ka mid ah jufooyin sida: === [[Wargube]] === *Reer Cabdi *Reer Cade Boore *Reer Qaadi *Reer Xasan *iyo faracyo kale === Reer Roon === **Reer Fiqi muuse ***Reer Hiraab Fiqi ***Reer Yaxye Fiqi **Reer Garaad (Caamir) **Reer Sharmaake **Reer Dhuubane ***Reer Xaabow Fiqi **Reer Aw Nuur ***Reer Xuseen Fiqi * Reer Maxamuud Fiqi *Reer Jibriil Fiqi *Reer Dhore Fiqi *Reer Xaaji Cabdiraxmaan (Luuje) *Reer Faatax *Reer Bulaale === [[Shurbul Baad]] === * Talays ** Reer Faarax ** Reer Geedi ** Reer Cali ** Reer Cabdile Rooble * Iidfure ** Reer Cabdi ** Reer Xuseen ** Reer Alaale ** Reer Makaail === Buraale (Sanbure) === Waxaa ka mid ah: * Faarax Samatar * Xasan Faarax * Cabdille Faarax * Xaaji Faarax * Maxamuud Faarax === Asal iyo deegaan === Sixawle waxaa asal ahaan degaan dhulka somali galbeed bariga [[Itoobiya]], iyadoo sidoo kale laga helo qaybo ka mid ah koonfurta [[Soomaaliya]] gaar ahaan jubada dhexe.<ref>{{cite book |last=Lewis |first=I. M. |title=A Pastoral Democracy |year=1994 |publisher=Oxford University Press}}</ref> [[File:Iimey.jpg|thumb|Iimeey]] Deegaannada lagu tilmaamo inay deegaan ku yihiin waxaa ka mid ah: [[File:Magalada dhandhame 20260421 161316 karanle.jpg|thumb|waa D/dhandhame ee Deegaanka somalida kililka shanaad sawir hore]] * Imi (Iimey) * Babille Baabili * Fafi Faafi * Dhan Dhame (Dhan-dhame) * Afder Zone|Afdheer Iyo waliba deegaano badan beeshu waa beel dhib badan madax adag Dagaal badan deegaanada ay degan yihiin dadka ladagan iskaba daaye Iyagaa mararka qaar birta iska asla, meelaha ay ku yaryihiinna waxay il gaar ah isaga ilaalshaan dadka ay ladagan,yihiin si,qabiil Ahaan aynan uga mid noqon badalkeedna walaltinimo iyo wadajir kuwada jooga Wixii intaas dhaafsiisanna dhagta dhiiga udara nimaan shantaada kaareebin sharci kaama reebo Dagaalna will uunbaa kudhinta ee kuma dhasho beelaha Karanle iyaga lasheegto maahee dadyowgooda Qabiilo kale masheegtaan in iyaga laga mid noqdo maahee Qabaail kale kama mid noqdaan: {{Location map Ethiopia | width = 300 | float = right | label = Deegaannada Sixawle | lat = 5.0 | long = 42.5 | position = right | caption = Meelaha ugu waaweyn ee ay degaan Sixawle ee Deegaanka Soomaalida Itoobiya }} ==Dhaqan iyo dhaqaale== Dhaqanka Beesha Sixawle wuxuu inta badan ku salaysan yahay xoolo-dhaqasho iyo beerasho, iyadoo dhaqaalaha ay umada somali kutiirsan tahay lagu tilmaamo xoolaha nuucyadiisa sida geel, lo’, iyo ari/iwm oo ay kamid yihiin fardaha.<ref>{{cite report |title=Somalia Human Development Report |year=2001 |publisher=UNDP}}</ref> ==Nidaamka dhaqanka== Sida beelaha kale ee Soomaaliyeed, beesha Sixawle waxay leeyihiin nidaam dhaqameed ku dhisan waxa layiraah: * Xeer Soomaali oo magta lagu kala qaato geel ama lo' * wexey leeyihin sidokale Hoggaan dhaqameed sida ugaasyo, garaadyo, iyo nabadoonno 74iosuh2wo93av9fpsmnq0d76pqfopb Muuse Dhimbil 0 47547 298913 298905 2026-06-21T11:50:38Z ~2026-34537-45 46057 /* Notable figures */ 298913 wikitext text/x-wiki {{Infobox ethnic group | group = Muuse Dhimbil | native_name = |image=|region1={{flagcountry|Somaliland}}|region2={{flagcountry|Kenya}}|region3={{flagcountry|United Arab Emirates}}||region4={{flagcountry| United States}} | languages = [[Somali language|Somali]] | religions = [[Islam]] | related = iyo kuwo kale |region6={{flagcountry| Ethiopia}}}} Beesha '''Muuse Dhimbil'''({{lang-so|Muuse Dhimbil}}, {{lang-en|Muuse Dhimbil}}) waa beel ka mid ah beelaha Abokor Muuse , ku waasi oo dagan deegano badan oo katirsan Somaliland iyo DDS Itoobiya. <ref>Lewis, I. M. (3 February 2017). I.M Lewis : peoples of the Horn of Africa.</ref><ref>Diiriye, Anwar Maxamed (2006). Literature of Somali Onomastics & Proverbs with Comparison of Foreign Sayings.ISBN978-0-9726615</ref>Beesha Muuse Dhimbil Waxa laga helaa konfurta magaalada Hargiesa iyo Bariga magalda Salahley ilaa Aware.<ref>A General survey of the Somaliland protectorate 1944-1950, p.122, table 18. Somaliland </ref> ==Hordhac == Beesha Muuse Dhimbil waa farac ka tirsan beel-weynta Abokor Muse. Beesha Muuse Dhimbil waxay door muhiim ah ku leeyihiin bulshada, waxayna si taariikhi ah u degganaayeen meelo kala duwan oo ka tirsan Somaliland iyo Itoobiya . Sidoo kale, waxaa laga helaa koofurta Hargeysa,Salaxley, iyo qaybo ka mid ah Dalka Itoobiya. ==Abtirsiin== {{Tree list}} *Muuse Dhimbil **Osman Muse ***Muse Osman ****Abdalleh Muse *****Jibril Abdalle ******Saeed Jibril *******Abdi Said ********Salah Abdi ********Roble Abdi ******Hersi Jibril *******Ahmed Hersi *******Abdalle Hersi ******Kalil Jibirl (Rer kalil) *******Hersi Kalil *******Egal Kalil *******Deria kalil *******Ali kalil ******Aden Jibril (Rer Adan) *******Aden Mohamed ********Benin Aden ********Nour Aden ********Ali Aden ********Adan Aden ******Abdi Jibril *******Ali Abdi (Rer Ali Abdi) ********Issa Ali ********Hussein Ali ********Mumin Ali ********Naleye Ali *******Nour Abdi (Rer Nuur) ********Ismail Nour ********Hersi Nour ********Gabal Nour ********Mohamed Nour *******Benin Abdi (Rer Benin) *******Abdille Abdi ********Gallab Abdi (Rer Gallab) *********Ismail Gallab *********Asker Gallab ********Eiae Abdille (Rer Eiye) *********Guled Eiae *********Sharmake Eiae ********Mohamed Abdille *********Ahmed Mohamed *********Samter Ahmed *********Ziyad Ahmed *********Mayle Ahmed *********Elmi Ahmed *********Warfa Ahmed *********Geedi Ahmed *********Amanle Ahmed *********Food Ahmed *********Roble Ahmed *********Ainanshe Ahmed *********Wais Ahmed *********Dhible Ahmed (Rer Dhibleh) **********Ismail Dhible **********Barre Dhible *********Ali Ahmed (Rer Ali) *********Gubadleh Ahmed (Rer Gubadleh) **********Derie Gubadleh **********Boqorre Gubdleh ****Mohamoud Muse *****Shirdon Mohamoud *****Hildiid Mohamoud ******Ali Hildiid ******Geedi Hildiid ******Hersi Hildiid {{tree list/end}} {|class="wikitable sortable" |+ Reeraha iyo Qabiilada Beesha Muuse Dhimbil !Magaca ! class="unsortable" |Tirada Qabiilada !Magacyada Qabiilada !Deegaanka !Sharaxaad Kooban |- || '''[[Mohamoud Muuse|Mahmoud Muuse]] ||Saddex Reer|| *Shirdon Mohamoud *Hildiid Mohamoud **Geedi Hildiid **Hersi Hildiid ||Dalka [[Somaliland]]: *Magalada [[Hargeysa]],[[Qoolcaday]],[[Salahlay]],[[Aware]] *Dalka [[Itoobiya]]: *magaalad [[kaam Abokor]] [[Iskoyska]] || * Waa tiir ka mid ah tiirasha ee Beesha |- | | | | | |- | '''[[Beesha Aden Jibril]]''' ||Afar Reer || *Benin Aden *Nour Aden *Ali Aden *Aden Aden ||Dalka [[Somaliland]]: *Magalada [[Hargeysa]],[[Qoolcaday]] ,[[Toon]],[[Salahlay]]. Dalka [[Itoobiya]]: *magaalad,[[Kaamtuug]],[[kaam Abokor]], [[Iskoyska]] ,[[ Awaare]]. || * Waa tiir ka mid ah tiir ee Beesha. |- | | | | | |- || '''[[Beeaha Ali Abdi]] ||Saddex Reer|| *Mumin Ali *Naleye Ali *Hussien Ali ||Dalka [[Somaliland]]: *Magalada [[Hargeysa]],[[Qoolcaday]],[[Salahlay]]. *Dalka [[Itoobiya]]: *magaalad [[kaam Abokor]] [[Aware]] || * Waa tiir ka mid ah tiirasha ee Beesha |- | | | | | |- || '''[[beesha Nuur]] ||Afar Reer|| *Ismail Nour *Gabal Nour *Hersi Nour *Mohamed Nour ||Dalka [[Somaliland]]: *Magalada [[Hargeysa]],[[Salahlay]]. *Dalka [[Itoobiya]]: *magaalad [[kaam Abokor]] [[Iskoyska]] || * Waa tiir ka mid ah tiirasha ee Beesha |- | | | | | |- || '''[[Benin Abdi|beesha Rer Benin]] ||Afar Reer|| *Ahmed Benin *Hersi Benin *Osman Bein *Naleye Ahmed ||Dalka [[Somaliland]]: *Magalada [[Hargeysa]],[[Qoolcaday]],[[Salahlay]]. *Dalka [[Itoobiya]]: *magaalad [[Egal Adani]] [[Iskoyska]] * Waa tiir ka mid ah tiirasha ee Beesha. |- | | | | | |- || '''[[Abdille Abdi|beesha Abdalle Abdi]] ||Saddex Reer|| *Gallab abdille *Eiye Abdille *Mohamed Abdille ||Dalka [[Somaliland]]: *Magalada [[Hargeysa]],[[Qoolcaday]],[[Salahlay]] *Dalka [[Itoobiya]]: *magaalad [[Egal Adani]] [[Iskoyska]] || * Waa tiir ka mid ah tiirasha ee Beesha |} ==Notable figures== ===Royalty=== *Ughaz Ali-Abdi – A revered clan elder (Ughaz) and highly respected traditional leader. *Ugahz Mohamed Abdille Ahmed, a clan elder (Ughaz) and respected traditional figure. === Politicians === * Hussein Mohamed Mohamoud – Former Minister of Health * Ahmed Mohamed Diriye (Toorno) – Former Minister of Education and planning * Almis Omar Zakrie – Activist and Politician. * Guled Bihi Abdi – Politician and Member for Federal Parliament of Somalia ===Military=== * Mahamoud Ismail Gabush – Is a scholar, an Air Force engineer, and a respected military leader. *Aden Mohamed Guhad – He was a Colonel and the Commander of Internal Security of the (SNM), noted for his strategic leadership. * Gen.Mohamed Osman Aalin (Dayib)– Father of Somaliland Immigration border * Abdishakur Roble Ali– is a senior military leader in Somaliland. * Hussein Habane – is a Lieutenant in the Somaliland Coast Guard * Kol Ibrahim Koodbuur – Revered SomalIi SNM commander and freedom fighter, known for his unmatched courage and sacrifice in the struggle against dictatorship ===Intellectuals=== * Sh Mohamed Ali Geedi – Scholar and Founder of many Schools, which operates and establishes multiple schools across Somaliland and Beder International University. * Shiekh Harreed – Scholar and Religious leader * Mustafe Ali – is a scholar and lecturer at one of the universities of Pakistan * Dr.Mohamed Ahmed Sulub is the chairman of Hargeisa University. * Yusuf Saeed Elmi – Poet and politician === Journalists=== * Khalid Foodhaadhi – Multi-Award-Winnnig Journalist ==Tixraac== 570b35yykyhadhgrfspsayvitr2h4po