Wikipedia
sowiki
https://so.wikipedia.org/wiki/Bogga_Hore
MediaWiki 1.47.0-wmf.12
first-letter
Media
Special
Talk
User
User talk
Wikipedia
Wikipedia talk
File
File talk
MediaWiki
MediaWiki talk
Template
Template talk
Help
Help talk
Category
Category talk
Portal
Portal talk
TimedText
TimedText talk
Module
Module talk
Event
Event talk
Dhuuso
0
4646
303318
266387
2026-07-27T05:00:27Z
Munasar ibrahim
46692
/* growthexperiments-addlink-summary-summary:1|1|1 */
303318
wikitext
text/x-wiki
'''dhuuso''' ''Flatulence'' waa neef caloosha ka soo fuqdo. waxaana lagu yaqaanaa ur. dhuuso waxa ay leedahay codad kala duwan. waayahan danbe dhuuso waaba lagu shactareestaa. warshadaha yurubiyaanka waxee soo saareen, waxyaabaha lagu cayaaro, oo sida dhuusada camal u yeero, qofka marka oo hurdaayo ee wajiga uugu yeeriyaan.
dhuusoyen o noc nocah bajeran; kuwa oo shanqar dan sobinin, lakeen urkotha dee lala ilah, maxxan maqli enaa loo esticmalee yahuud d'aamesski, maxa ladaha 'susac san gal' ama 'babis'(slient but vicious). dhusada oo 'turbanka' ama 'weeqay war daar',oo nagaha ugubadan, maxa lasubiya cyb la'an. no nagaha badana aarosyada eyo baranboryada ee eska daayan. jamacdah oo dalka 'dhusa maryeeb', aakutakha- susaan celmiga oo dhusotha,waka sanaddki oo horay ee bixian jaeezado oo qathanian estudentska ;hafsa abdullahi, estudentkana oo ugufica..ona ahh halka oo haysano. 'dhusaa rate'-ka oo wadamda maxa ugu mada chinseka kadibny somalida, chinseka walgratee. lakeen somalida qofny magranin WHY?? maybe cambola and calboka and diger? dhuusadu waa nafis ama hawo marka ay soo baxdo dadku nafisaan, waa [[gaas]] qurmuun oo ur badan soomaalida waxaa ugu dhuuso qurmuun sac gusleh oo caan ku ah markuu turubka ciyaarayo , sac gusleh wxuu ku nool yahay edmonton dalka canada. WAXAA kale oo jira mid isna layiraahdo dhuuso madfac ama anwar sheekh oo hablaha uu dhali karo isku daya inuu kufsado ,hadaba dhuuso madfac ama Anwar sheekh. odey biqle hala barto. cuqdada qabiilku wey ku weyntahay. '''Dhuusada''' waa waqtiga gaaska mindhicir ama xiidmaha futada ka baxo, oo urin xun leh.
Maxamed
[[Category:Bayoloji]]
phzzi4e1rwevz2oq1hiympwglho4g7h
Haatuf
0
6646
303316
200131
2026-07-27T00:20:22Z
~2026-41490-91
46688
303316
wikitext
text/x-wiki
[[File:Haatuf.jpg|thumb|right|warbaahin haatuf]]
'''Haatuf''' waa wargays kasoobaxa magaalda [[Hargeysa]] ee (Jamhuuriyada [[Somaliya]]) waana mid kamida wargaysyada ugu caansan Somaliya. Xaruntiisuna waa magaalada muqdisho.
Waana wargeys ka hadla badanabana xogta iyo xaqiiqda.
j8peobzkd9xgs5k2dtizr24bz6l4gcs
Biroole
0
6688
303319
297005
2026-07-27T05:19:13Z
Munasar ibrahim
46692
/* */
303319
wikitext
text/x-wiki
<ref>Deegaanka: Abdalla Biroole
Deegaanka Abdalla Biroole wuxu magaalada Kismayo kaaga began yahay qiyaasti 50 kilomitir dhanka Galbeed. Deegaanka Abdalla Biroole waxaa aas aasay Allaha unaxariistee Abdalla Biroole oo Kasoo jeeda Beesha Gaaljecel (Galje’el) gaar ahaan Beesha dheemow mahamud. Deegaan Abdalla waxa dega gaaljecel oo milkila ah siiba Beesha Dheemow mahamud. Deegaankaan wuxu kudhax yeelaa wada isku xirta Buula haaji iyo Kismayo. Deegaankaan wuxu caan kuyahay Ceelka biyaha ee loyaqaano Ceel afweyne. Dadka Deegan waxay caan kuyihin dhaqashada geela oo kaalinta kowaad u ah waxana soo raaca lo’da iyo ariga. Deegaanka waxa kale oo caan kuyahay beeraha.
Location: Abdalla Biroole
Abdalla Biroole is a settlement located approximately 50 kilometers west of Kismayo city. It was founded by the late Abdalla Biroole, a member of the Gaaljecel (Galje’el) clan, specifically from the Dheemow Mahamud sub-clan. The area is primarily inhabited and owned by the Gaaljecel clan, with the Dheemow Mahamud sub-clan being the main residents.
The settlement lies along the road connecting Buula Haaji and Kismayo. Abdalla Biroole is particularly known for a famous water well called Ceel Afweyne. The local population is well known for camel herding, which is their main source of livelihood, followed by cattle and goat rearing. Additionally, the area is recognized for its agricultural activities.</ref>''' cabdalle biroole ama [[Biroole]]''' waa deegan kaga beegan magaalada kismayo qiyaastii 35km dhinaca galbeed waa deegan ku hodana ku ah beerah iyo xoolaha sida geella loda beel ahaan waxa dagan biroole Axmed Aadan oo kamid ah makaahiil cumar(Gaaljecel)
sk9s71hp6ycgfnbrp7lwnjv3nt4heil
Yalho
0
7063
303314
300881
2026-07-26T14:08:02Z
Abdirahman.o
46675
/* Tixraac */
303314
wikitext
text/x-wiki
{{Infobox settlement
| official_name = Yalho
| other_name =
| native_name =
| nickname =
| settlement_type = [[Magaalo]]
| motto =
| image_skyline = [[File:Yalho valley.jpg|thumb|500px|Togga yalho]]
| imagesize = 500px
| image_caption =
| image_flag =
| flag_size =
| image_seal =
| seal_size =
| image_map =
| mapsize =
| map_caption =
| pushpin_map = Somalia
| pushpin_relief = yes
| pushpin_label_position = bottom
| pushpin_mapsize =
| pushpin_map_caption = Meesha ka dhacdo Soomaaliya
| coordinates =
| subdivision_type =
| subdivision_name = {{flag|Somalia}}
* {{flag|Puntland}}
| subdivision_type1 = [[Gobol]]
| subdivision_name1 = Bari
| subdivision_type2 = [[Magaalo]]
| subdivision_name2 = [[Boosaaso]]
| government_footnotes =
| government_type =
| leader_title = Town leader
| leader_name =
| established_title =
| established_date =
| area_magnitude =
| unit_pref = Metric
| elevation_footnotes =
| elevation_m =
| elevation_ft =
| area_footnotes =
| area_total_km2 =
| area_land_km2 =
| population_as_of =
| population_footnotes =
| population_note =
| population_total =
| population_density_km2 = auto
| timezone = [[East Africa Time|EAT]]
| utc_offset = +3
| timezone_DST =
| utc_offset_DST =
| postal_code_type =
| postal_code =
| area_code =
| blank_name =
| blank_info =
| website =
| footnotes =
}}
'''Yalho''', ama '''Yahlo''' waa Magaalo ku taal gobolka [[Bari]] [[Puntland]] [[Soomaaliya]], waxay {{convert|50|km|mi}} ka xigtaa dhanka koonfureed magaalada [[Boosaaso]]. Waa Irridda keliya ee gaadiid dhuleed ka soo geli karo Magaalada [[Boosaaso]], waxaa la asaasay qarnigii 16-aad, Waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu qadiimisan dalka Soomaaliya<ref>https://burucnews.wordpress.com/2009/05/31/beesha-xaaji-axmed-harti-dishiishe-oo-caleema-saartay-garaad-cusub-sawiro/</ref>. Yalho waa mid ka mid ah magaalooyinka laga helo [[Xijji]]ga waxa kale oo magaaladu leedahay khayraadyo kala duwan oo ay ka mid yihiin Dahabka,beeraha oo ay aad qani ugu tahay biyo ilo ah oo durduraya Shidaalka iyo Macdanta<ref>http://allsbc.com/duqa-deg-bosaso-oo-socdaalo-kormeer-ku-kala-bixiyey-tuulooyinka-hoos-yimaada-bosasosawiro/{{Dead link|date=Bisha Sagaalaad 2023 |bot=InternetArchiveBot |fix-attempted=yes }}</ref>.
Waxaa ku fariisin ciidan oo muhiim u ah hubinta waxaayba gelaya gudaha magaalada Boosaaso.
Magalada waxaa ilahay ku abuuray oo degen beesha Dishiishe ee Axmed Harti (Moorcase)<ref>. </ref>
==Maamulka==
Yalho maamul ahaan waxay ka tirsan tahay degmada [[Bosaso]] ee xarunta gobolka bari, Sidoo kale magaaladu waxay leedahay maamul hoosaad waxaana ka jira ururo dhowr ah oo ay leeyihiin qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah.
Waxa ku yaal saldhiga weyn oo ay leeyhiin ciidamada daraawishta iyo PSF.
Deegaanka waxaa degan dhishiishe
Gudoomiye degaanka yalho
Xassan maxamud Yusuf
Gudoomiye ururka dhalinyarad degaanka yalho ee howla wadaag
Maxamed Cali qawaare
Taliyaha ciidanka daraawishta deganka yalho karin mareero
Taliye saadiq bashiir qooqne
==Taariikhda==
Waxaa jira khilaaf la xiriira xilligii la asaasay Magaalada maadaama magaaladu tahay magoolo soo jireen ah, waxaase la isku raacsanyahay in magaaladani jirtay ka hor qarnigii 16-aad. Yalho waxay leedahay Ilo biyeedyo aan go'in waxaana hareereheeda ah noocayada kala duwan ee dhirta "Xijjiga" sidoo kale magaaladu waxay leedahay deegaamo dhul daaqsimeed ah. Arrimahan oo la isu geeyay ayaa kadhigay magaalada mid soo jireen oo leh cimri facweyn maadaama ay kulansatay waxyaabihii nolosha dadka qiimaha u lahaa.
*Yalho waxag leedahay beero isugu jira beero khudaareed waqtiile ah iyo beeraha geed miroodku ka boxo ee maguurtada ah, waxaa jira kaymo waaweyn oo isku dhafan indhahana u roon soona jiita dalxiisayaal fara badan. magaaladani waxay ka mid tahay meelaha ay u soo dalxiis iyo doogsi tagaan bulshada reer [[Boosaaso]].
==Tixraac==
{{reflist}}
[[Category: Magaalooyinka Soomaaliya]]
[[Category: Liiska Magaalooyinka Soomaaliya]]
coq45jjwvd091c5tu5yk1xcexwza3fw
Salagle
0
9861
303321
302324
2026-07-27T08:04:10Z
~2026-41773-57
46694
303321
wikitext
text/x-wiki
'''Salagle''' Waa mid ka mid ah afarta Dagmo ee Gobolka Jubbada Dhexe ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ,Waxaana lagu dhawaaqay degmonimadeeda xiligii Dowladii Madaxwayne Cabdullaahi Yuusuf, Degmada salagle waxaa dagan beel-Waynta cawlyahan ogaden waxana la dega raxaweyn iyo jareer
'''Salagle''' waxa ay dhacdaa jiinka Wabiga Jubba waxaana magaalo hodan ku ah Khayraadka kaladuwan ee la beerto iyo dhaqashada xoolaha siiba Geela,Adhiga iyo Lo,da,waxaana sidookale ay <ref>hargaanti meida</ref>leedahay suuq wanaagsan oo xoolaha lagu iibiyo oo ku xiran suuqa ganacsiga Kenya ee Gaarisa, Waqooyi Bari Kenya, balse ogow maalintii dowladda Kenya ay xirtay xuduudka, welina ganacsiga ayaa si wanaagsan u socda, waxaana degmada Salagle ay leedahay. in ka badan 150 tuulo iyo qaar kale oo xoolo dhaqato ah oo ku wanaagsan daaqsinta xoolaha nool, ayaa ka samaysmay Degmada Salagle ilaa xuduudka Kenya.
==Dhaqaalaha==
Degmada salagle waxay caan ku tahay beeraha iyo xoolaha gaar ahaan dhaqashada Geela, lo,da iyo ari oo loo iib geeyo suuqa weyn ee magaalada gaarisa kenya..
Degmada waxaa kala bara [[Wabiga Jubba]], waxayna ka koobantahay afar xaafadood oo kala ah Towfiiq, Halagan, Kurman, Buulo Cadaan. waxaa hoostga 150 tuulooyinka oo kala ah,
●buulo bayow
●buulo galool
*Yucub Bule
*Bulo Hareri
*Shidlay
*Abarow
*Labiley 2
*Buulo Barwaaqo
*Buulo Wayne
*Kumis
Hasan Marid
Bacaadlay
Habal Elber
Utaasha
Nur Gabo
Andha.dhagle
Buulo Har
Dudumo Golow
Qaruurax
Budhabow
Qordhoble
Shulug.Shuluq
Kunyo Gabow
Jacjacle
Gobso
Hudweyne
Baldos
Bulo Qaran
Dhumay 2
Ali Soldhow
Ali Fanay
Kabxan
KormariBusal Bisiq
Dhurwaa Faroole
Cod.Cod
Hargaanti Kuusow
Lafole
Maytafar
Madow
Yusuf Daro
Abdi mine
Libax Jid
Sagaaray
Abes
Kakane
Mad.Madowe
Abdi Gandho
Arouse Ura
Gaa.Guure
Barow.Diinle
Kotay
Laama.Loosha
Ibrahim Uray
Waney Kore
Waney Hose
Ali Goldhow
Ramo Shilimey
Abaq Hil 1
Rebow
Gol Siba
Dhumey
Injire
Hassan Mariid
Bulo Golol 2
Aroogley
Raydab
Bulo Taray
Buulo Qansax 2
Golsinbay
Abshiil
Borow
Ashi Gardha
Bulo Boorow
Jarboole
Abaq Hil2
Labisable
Ali Farah
Shiidley
Buulo Qansaxalay
Buulo Galol 1
Kormarey 2
Buulo Farweyn
Ali Faney
Baldos
Buulo Garas
Halgan 2
Afgoye
Bilcin Bur
Towsi Bul
Iswarey
Labiley 1
Safar Noleys
Bulo Adey
Guba Kibir
Bulo Banan
Meyti Hafar
Aqal Ar
Gobso
Reydab
Mahbis
Gududey
Aros ura
Adho- Dhaho 1
Adho-dhaho 2
Sarguduud
Buulo Har
Warguduudo
Liban
Buulo kheyr
Reer Sabo
Ishaa Kudaal
Bundhabow
Buulo Adey
Dudumo Galow
Buulo jafey
Shidmariiq
Buulo.Rig
Buulo Bakal
Buulo Toosi
Nur Gab
Buulo Bisiq
Buulo Janey
Buulo Galool
Aboorow
Habaal Eber
Buulo Bishaaro
Dhakajo
Hilfato
Buulo kulan
Hassan Kus
Sheik Dhahir
Waabo
Buulo Ay.Shoobay
Warah.Ajuurka
Dagah ley
Buulo Qasalow
Buulo Guduud
Buulo yu,ub
Buulo onjir
Fadhiyare
Kuunyo Geedow
Kormarey
Inataray
Guux Wayne
Ramo.Shilimey
Raamooley
Bisiq Badan
Waxaa si guud ah u dega Degmada beelaha Sheekhaal gaar ahaan loobage, cabdisheekh iyo qudub
==tixraac ==
{{reflist}}
{{Degmooyinka Soomaaliya}}
nsnygktlcvfco7b6lyts7jqsx9xfbfi
Kuwala Lumbuur
0
16981
303320
276774
2026-07-27T07:17:05Z
CommonsDelinker
75
Replacing Seal_of_Kuala_Lumpur_(1992-2019).svg with [[File:Coat_of_Arms_of_Kuala_Lumpur.svg]] (by [[:c:User:CommonsDelinker|CommonsDelinker]] because: Replace with latest logo).
303320
wikitext
text/x-wiki
{{Infobox settlement
| name = Kuala Lumpur
| settlement_type = [[Federal Territories (Malaysia)|Federal Territory]] and [[List of cities in Malaysia|City]]
| official_name = {{plainlist|
* {{lang|ms|Wilayah Persekutuan Kuala Lumpur}}
* Federal Territory of Kuala Lumpur
}}
| translit_lang1 = Other
| translit_lang1_type1 = [[Malay language|Malay]]
| translit_lang1_info1 = {{lang|ms|Kuala Lumpur}} {{font|size=70%|([[Rumi script|Rumi]])}}<br>{{lang|ms-Arab|کوالا لومڤور}} {{font|size=70%|([[Jawi alphabet|Jawi]])}}
| translit_lang1_type2 = [[Chinese language|Chinese]]
| translit_lang1_info2 = {{lang|zh|吉隆坡}}
| translit_lang1_type3 = [[Tamil language|Tamil]]
| translit_lang1_info3 = {{lang|ta|கோலாலம்பூர்}}
| image_skyline = KL Composite2.jpg
| image_caption = Clockwise from top left: [[Petronas Twin Towers]], [[Petaling Street]], [[Jamek Mosque]] and [[Gombak River|Gombak]]/[[Klang River|Klang river]] confluence, [[National Monument (Malaysia)|National Monument]], [[National Mosque of Malaysia|National Mosque]], skyline of Kuala Lumpur. Centre: [[Kuala Lumpur Tower]]
| image_flag = Flag of Kuala Lumpur Malaysia.svg
| image_seal = Coat of Arms of Kuala Lumpur.svg
| nickname = KL, Garden City of Lights
| motto = Bersedia Menyumbang Bandaraya Cemerlang<br />({{lang-en|Ready to Contribute towards an Excellent City}})
| image_map = Kuala Lumpur in Malaysia (zoom).svg
| map_caption = {{Legend inline|#C41E3A|outline=silver}} '''Kuala Lumpur''' in {{Legend inline|#FDF9D2|outline=silver}} [[Malaysia]]
| pushpin_map =
| pushpin_map_caption =
| coordinates = {{coord|3|8|N|101|41|E|region:MY|display=inline,title}}
| subdivision_type = Country
| subdivision_name = {{flag|Malaysia}}
| subdivision_type1 = Administrative Areas
| subdivision_name1 = {{Collapsible list
| title = List
| frame_style = border:none; padding: 0;
| title_style =
| list_style = text-align:left;display:none;
| 1 = Damansara
| 2 = Seputeh
| 3 = Segambut
| 4 = Kepong
| 5 = Kuala Lumpur City Centre
| 6 = Setiawangsa
| 7 = Bandar Tun Razak
| 8 = Sungai Besi
}}
| established_title = Establishment
| established_date = 1859<ref>{{cite web|url=http://www.britishpathe.com/video/malaya-celebrates|title=Malaya Celebrates, 1959|publisher=British Pathé|accessdate=2 August 2013}}</ref>
| established_title2 = Granted city status
| established_date2 = 1 February 1972
| established_title3 = Granted Federal Territory
| established_date3 = 1 February 1974
| leader_title = [[Mayor of Kuala Lumpur|Mayor]]
| leader_name = [[Mhd Amin Nordin Abdul Aziz]]
| area_footnotes = <ref name="Laporan Kiraan Permulaan 2010" />
| area_magnitude = 1 E8
| area_total_km2 = 243
| area_total_sq_mi =
| area_metro_km2 = 2,243.27
| elevation_footnotes = <ref>{{cite web|url=http://www.floodmap.net/elevation/ElevationMap/?gi=1735161|title=Malaysia Elevation Map (Elevation of Kuala Lumpur)|publisher=Flood Map : Water Level Elevation Map|accessdate=22 August 2015|archiveurl=https://web.archive.org/web/20150822163039/http://www.floodmap.net/elevation/ElevationMap/?gi=1735161|archivedate=22 August 2015|deadurl=no}}</ref>
| elevation_m = 66
| population_total = 1,790,000 ([[List of urban areas in Malaysia by population|1st]])
| population_as_of = 2017 est.
| population_footnotes = <ref>{{cite web |url=https://www.dosm.gov.my/v1/index.php?r=column/cone&menu_id=bjRlZXVGdnBueDJKY1BPWEFPRlhIdz09 |title=Federal Territory of Kuala Lumpur |work=Department of Statistics, Malaysia |ciwaan=Nuqul Archive |access-date=2018-09-22 |archive-date=2021-08-21 |archive-url=https://web.archive.org/web/20210821084911/https://www.dosm.gov.my/v1/index.php?r=column%2Fcone&menu_id=bjRlZXVGdnBueDJKY1BPWEFPRlhIdz09 |dead-url=yes }}</ref>
| population_density_km2 = 6,891
|population_density_sq_mi = 17,310
| population_urban =
| population_metro = 7,200,000<ref>{{cite web|url=http://focusmalaysia.my/Assets/KL%20on%20track%20to%20megacity%20status|title=KL on track to megacity status|publisher=Focus Malaysia|accessdate=30 April 2015|ciwaan=Nuqul Archive|archive-date=19 December 2014|archive-url=https://web.archive.org/web/20141219134216/http://focusmalaysia.my/Assets/KL%20on%20track%20to%20megacity%20status|dead-url=yes}}</ref>
| population_density_metro_km2 = 6,581
| population_blank1_title = [[List of adjectivals and demonyms for cities|Demonym]]
| population_blank1 = [[KLites|KL-ite]] / Kuala Lumpurian
| postal_code_type = [[List of postal codes in Malaysia|Postal code]]
| postal_code = 50000 to 60000
| website = {{URL|http://www.dbkl.gov.my/}}
| imagesize = 275px
| demographics1_info1 =
| timezone = [[Malaysian Standard Time|MST]]
| utc_offset = +8
| blank_name = [[Mean solar time]]
| blank_info = UTC + 06:46:48
| blank1_name = [[Telephone numbers in Malaysia|Area code(s)]] <!-- refer to Warsaw -->
| blank1_info = 03
| blank2_name = [[Vehicle registration plates of Malaysia|Vehicle registration]]
| blank2_info = V and W <small> (for all vehicles except taxis) </small><br />HW <small> (for taxis only) </small>
| blank3_name = [[ISO 3166-2]]
| blank3_info = MY-14
}}
[[File:Flag of Kuala Lumpur Malaysia.svg|thumb|right|400px|alanka k lumpa]]
'''Kuwala Lumbuur''' (kwɑːlə lʊmpʊər, -pər /; Malaysian: [kwalə lumpʊr]) waa caasimada wadanka [[Malaysiya]], waana magaalada ugu dadka badan, si rasmi ah u deggan Territorial Federaalka Kuwala Lumbuur (Malay: ''Wilayah Persekutuan Kuala Lumpur''), ama caadi ahaan loo yaqaan KL, waa caasimadda qaranka ee Malaysiya iyo sidoo kale magaaladeeda ugu weyn ee dalka. Magaalada kaliya ee caalamiga ah ee Malaysiya, waxay ku xirantahay aag 243 km2 (94 sq mi) waxaana lagu qiyaasay tirada dadweynaha 1.73 milyan sida laga soo xigtay 2016. Kuwala Lumbuur, oo sidoo kale loo yaqaano Klang Valley, ayaa ah qiyaastii 7.25 malyuun oo dad ah ilaa 2017. Waxay ka mid tahay gobollada ugu korreysa ee koonfur-bari ee Aasiya, labadaba dadweynaha iyo horumarinta dhaqaalaha.
Kuwala Lumbuur waa xarunta dhaqanka, dhaqaalaha iyo dhaqaalaha ee Malaysiya iyo aqalka Baarlamaanka Malaysiya, iyo degenaanshaha rasmiga ah ee Boqorka Malaysiya (Yang Di-Pertuan Agong), Istana Negara. Magaaladu waxay mar qudha qabsatay xarumaha fulinta iyo hay'adaha garsoorka ee dawladda federaalka ah, laakiin waxay u guureen Putrajaya horraantii 1999-kii. Qaar ka mid ah qaybaha garsoorka ayaa weli ku sugan Kuwala Lumbuur.
==sido Kale fiiri==
*[[Wadada Jalal Ampang Malaysia]]
gm2seqy7pij7eo1cev5nkicfhvuokyc
Muuse Dhimbil
0
47547
303322
303035
2026-07-27T11:25:34Z
A09
27259
/* Notable figures */ -untranslated text
303322
wikitext
text/x-wiki
{{Infobox ethnic group
| group = Muuse Dhimbil
| native_name =
|image=|region1={{flagcountry|Somaliland}}|region2={{flagcountry|Eratareya}}|region3={{flagcountry|Turkey}}||region4={{flagcountry| United States}}
| languages = [[Somali language|Somali]]
| religions = [[Islam]]
| related = iyo kuwo kale
|region6={{flagcountry| Ethiopia}}}}
Beesha '''Muuse Dhimbil'''({{lang-so|Muuse Dhimbil}}, {{lang-en|Muuse Dhimbil}}) waa beel ka mid ah beelaha Abokor Muuse , ku waasi oo dagan deegano badan oo katirsan Somaliland iyo DDS Itoobiya. <ref>Lewis, I. M. (3 February 2017). I.M Lewis : peoples of the Horn of Africa.</ref><ref>Diiriye, Anwar Maxamed (2006). Literature of Somali Onomastics & Proverbs with Comparison of Foreign Sayings.ISBN978-0-9726615</ref>Beesha Muuse Dhimbil Waxa laga helaa konfurta magaalada Hargiesa iyo Bariga magalda Salahley ilaa Aware.<ref>A General survey of the Somaliland protectorate 1944-1950, p.122, table 18. Somaliland </ref>
==Hordhac ==
Beesha Muuse Dhimbil waa farac ka tirsan beel-weynta Abokor Muse. Beesha Muuse Dhimbil waxay door muhiim ah ku leeyihiin bulshada, waxayna si taariikhi ah u degganaayeen meelo kala duwan oo ka tirsan Somaliland iyo Itoobiya . Sidoo kale, waxaa laga helaa koofurta Hargeysa,Salaxley, iyo qaybo ka mid ah Dalka Itoobiya.
==Abtirsiin==
{{Tree list}}
*Muuse Dhimbil
**Abdale Muse
***Muse Abdale
****Abdalleh Muse
*****Jibril Abdalle
******Kalil Jibirl (Rer kalil)
*******Hersi Kalil
*******Egal Kalil
*******Deria kalil
*******Ali kalil
******Aden Jibril (Rer Adan)
*******Aden Mohamed
********Benin Aden
********Nour Aden
********Ali Aden
********Adan Aden
******Abdi Jibril
*******Ali Abdi (Rer Ali Abdi)
********Mumin Ali
********Naleye Ali
********Hussein Ali
*********Mohamed Hussien
*********Nour Hussien
*********Deria Hussien
**********Hassan Dire
**********Aden Dirie
**********Guled Dirie
***********Abdalle Guled
***********Mohamed Guled
***********Jama Guled
*******Nour Abdi (Rer Nuur)
********Ismail Nour
********Hersi Nour
********Gabal Nour
********Mohamed Nour
*******Benin Abdi (Rer Benin)
*******Abdille Abdi
********Gallab Abdi (Rer Gallab)
*********Ismail Gallab
*********Asker Gallab
********Eiae Abdille (Rer Eiye)
*********Guled Eiae
*********Sharmake Eiae
********Mohamed Abdille
*********Roble Ahmed
*********Ainanshe Ahmed
*********Wais Ahmed
*********Dhible Ahmed (Rer Dhibleh)
**********Ismail Dhible
**********Barre Dhible
*********Ali Ahmed (Rer Ali)
*********Gubadleh Ahmed (Rer Gubadleh)
**********Derie Gubadleh
**********Boqorre Gubdleh
****Mohamoud Muse
*****Shirdon Mohamoud
******Hamud Shirdon
******Jama Shirdon
******Geele Shirdon
*****Hildiid Mohamoud
******Ali Hildiid
******Osman Hildiid
******Geedi Hildiid
******Hersi Hildiid
{{tree list/end}}
{|class="wikitable sortable"
|+ Reeraha iyo Qabiilada Beesha Muuse Dhimbil
!Magaca
! class="unsortable" |Tirada Qabiilada
!Magacyada Qabiilada
!Deegaanka
!Sharaxaad Kooban
|-
|| '''[[Beeaha Ali Abdi]] ||Saddex Reer||
*Mumin Ali
*Naleye Ali
*Hussien Ali
**Abdalle Hussien
**Mohamed Hussein
**Nour Hussein
**Dirie Hussien
***Hassan Dire
***Aden Dirie
***Guled Dirie
**Abdalle Guled
**Mohamed Guled
**Jama Guled
||Dalka [[Somaliland]]:
*Magalada [[Hargeysa]],[[Qoolcaday]],[[Salahlay]].
*Dalka [[Itoobiya]]:
*magaalad [[kaam Abokor]] [[Aware]]
||
* Waa tiir ka mid ah tiirasha ee Beesha
|-
|
|
|
|
|
|-
|| '''[[beesha Nuur]] ||Afar Reer||
*Ismail Nour
*Gabal Nour
*Hersi Nour
*Mohamed Nour
||Dalka [[Somaliland]]:
*Magalada [[Hargeysa]],[[Salahlay]].
*Dalka [[Itoobiya]]:
*magaalad [[kaam Abokor]] [[Iskoyska]]
||
* Waa tiir ka mid ah tiirasha ee Beesha
|-
|
|
|
|
|
|-
|| '''[[Benin Abdi|beesha Rer Benin]] ||Afar Reer||
*Ahmed Benin
*Hersi Benin
*Osman Bein
*Naleye Ahmed
||Dalka [[Somaliland]]:
*Magalada [[Hargeysa]],[[Qoolcaday]],[[Salahlay]].
*Dalka [[Itoobiya]]:
*magaalad [[Egal Adani]] [[Iskoyska]]
* Waa tiir ka mid ah tiirasha ee Beesha.
|-
|
|
|
|
|
|-
|| '''[[Abdille Abdi|beesha Abdalle Abdi]] ||Saddex Reer||
*Gallab abdille
*Eiye Abdille
*Mohamed Abdille
||Dalka [[Somaliland]]:
*Magalada [[Hargeysa]],[[Qoolcaday]],[[Salahlay]]
*Dalka [[Itoobiya]]:
*magaalad [[Egal Adani]] [[Iskoyska]]
||
* Waa tiir ka mid ah tiirasha ee Beesha
|}
==Tixraac==
7op1iho5k8lozc9oydw60rvibm0q9u7
Reer Geedoow
0
47613
303315
303275
2026-07-26T15:34:47Z
ABDIQANI MUSE AYUB
46379
303315
wikitext
text/x-wiki
{{Short description|Beesha Reer Geedoow ee degta Itoobiya, Soomaaliya iyo Kiinya}}
{{Infobox ethnic group
| group = Reer Geedoow
| image =
| caption =
| region1 = {{flagicon|Ethiopia}} [[Itoobiya]]
| region2 = {{flagcountry|Soomaaliya}}
| region3 = {{flagcountry|Kiinya}}
| langs = [[Af-Soomaali]]
| rels = [[Islaam]]ka ([[Sunni Islam|Sunni]]yiin)
| related = Reer Shabeelle, [[Soomaalida]]
| pop1 =
| pop2 =
| pop3 =
}}
'''Reer Geedoow''' waa beel kamid ah beelaha Reer Shabelle oo inta badan deggan Itoobiya ([[Soomaali Galbeed]]), [[Soomaaliya]] iyo [[Kiinya]].
==Dulmar==
Reer Geedoow waa beel Soomaaliyeed oo ka mid ah bulshooyinka taariikh ahaan degganaa hareeraha [[Webiga Shabeelle]]. Beeshu waxay saldhig ku leedahay degmada [[Qallaafo]] iyo deegaannada ku xeeran ee [[Soomaali Galbeed]], halkaas oo beerashada iyo dhaqashada xooluhu ay laf-dhabar u yihiin nolosha bulshada.
Xubno ka tirsan beesha ayaa sidoo kale deggan qaybo ka mid ah [[Soomaaliya]], gaar ahaan gobollada [[Hiiraan]], [[Shabeellaha Dhexe]], [[Shabeellaha Hoose]], [[Jubbada Dhexe]], [[Jubbada Hoose]], [[Gedo]], [[Baay]], [[Bakool]], magaalada [[Muqdisho]] iyo sidoo kale qaybo ka mid ah [[Kiinya]].
==Taariikh==
Beesha Reer Geedoow waxay muddo dheer degganaayeen hareeraha [[Webiga Shabeelle]], gaar ahaan deegaannada ku teedsan [[Webi Shabeelle]] ee [[Soomaali Galbeed]], halkaas oo ay ku tiirsanaayeen beerashada iyo dhaqashada xoolaha.
Sida ku xusan taariikhaha afka lagu kala gudbiyo, Reer Geedoow waxa ay sheegaan in awoowyaalkooda ay kasoo haajireen [[Suudaan]], kahor inta aysan degin hareeraha [[Webiga Shabeelle]].
Qoraallo cilmiyeed ayaa sidoo kale xusay jiritaanka bulshooyin asal ahaan ka yimid [[Suudaan]] oo ku noolaa hareeraha [[Webiga Shabeelle]] ee agagaarka Godeey (Gode). Lionel M. Bender wuxuu qoray in D. W. McClure, Sr. uu sheegay joogitaanka muhaajiriin [[Suudaan]]i ah oo halkaas degganaa, kuwaas oo lagu sheegay inay ku hadli jireen luqad aan [[Af-Soomaali]] ahayn, balse si cad aan loo kala saarin.<ref>{{Cite book
|last=Bender
|first=M. Lionel
|title=The Ethiopian Nilo-Saharans
|publisher=Artistic Printers
|location=Addis Ababa
|year=1975
}}</ref>
Sida ku xusan taariikhda afka ee beesha, Reer Geedoow waxay lahaayeen nidaam bulsheed oo ku salaysan iskaashi, wada-tashi iyo ilaalinta dhaqanka. Waxaa sidoo kale jiray nidaamyo dhaqameed oo lagu maamuli jiray arrimaha bulshada, xallinta khilaafaadka iyo ilaalinta nabadda.
==Deegaanka==
Sida ku cad daraasaddii Ahmed Yusuf Farah (1995), deegaanka Bur'Cadde (Bur Adde) waxaa degganaa Reer Geedoow (Rer Gedow), Cali-Maad (Ali Mad).<ref>{{Cite report
|last=Farah
|first=Ahmed Yusuf
|title=Permanent Agricultural Settlements Along the Webi Shabelle River in Gode Zone of the Ethiopian Somali National Regional State
|year=1995
|publisher=United Nations Development Programme
}}</ref>
Deegaannada dhaqanka ee Reer Geedoow waxay ku yaallaan hareeraha [[Webiga Shabeelle]], gaar ahaan Bur'Cadde (Bur Adde). Deegaannadaas waxaa ka mid ah:
* Magaalada Qallaafo (Ex-Bur'Cadde)
* Libaaxle
* Kurtumaaleey
* Balada-Aamin
* Arjac
* Buula-Malis
* Yaasiin-Laawe
* Isma-Rabo
* Dhuun-Gal
* Maroodiley
* Dariiqo
* Dunqasan
* Qeero-Coloow
* Sheekh Saleebaan
* Faarax-Doon
* Daanyeereey
* Dayib-Doon
* Tuulo-Booro
* Afka-u-dhigo
* Garab-Roor
* Goble
* Kalamaan-Weyne
* Al-Fogaad
* Shugri
* Goodin
==Dhaqaalaha==
Dhaqaalaha Reer Geedoow wuxuu inta badan ku salaysan yahay:
* Beerashada dalagyada kala duwan
* Dhaqashada xoolaha sida lo'da, ariga iyo idaha
* Ganacsiga la xiriira wax-soo-saarka beeraha iyo xoolaha
* Ganacsiyada yaryar
[[Webiga Shabeelle]] ayaa door weyn ka qaata beeraha iyo hab-nololeedka bulshada.
==Diinta==
Reer Geedoow waa bulsho ku dhaqanta [[Islaam]]ka, gaar ahaan mad-habka [[Sunni]]ga. Diintu waxay door muhiim ah ku leedahay nolosha bulshada, iyadoo qayb ka ah qiyamka iyo dhaqanka ay bulshadu ku dhaqanto.
<ref>Braukämper, Ulrich (2003): ''Islamic History and Culture in Southern Ethiopia. Collected Essays'', ''Göttinger Studien zur Ethnologie'' 9, {{ISBN|978-3-8258-5671-7}} (p. 15, 137)</ref>
==Dhaqanka==
Dhaqanka Reer Geedoow wuxuu ku dhisan yahay qiyamka Soomaaliyeed iyo mabaadi'da [[Islaam]]ka. Waxaa ka mid ah qiyamka iyo dhaqamada lagu garto:
* Ixtiraamka waayeelka iyo haweenka
* Xushmeynta culimada
* Marti-soorka
* Iskaashiga bulshada
* Wada-tashiga
* Xallinta khilaafaadka
* Ilaalinta nabadda
* Deris wanaagga
==Sidoo kale eeg==
* [[Soomaaliya]]
* [[Soomaali Galbeed]]
* [[Soomaalida]]
* [[Af-Soomaali]]
* [[Jigjiga]]
==Tixraacyo==
{{Reflist}}
4m7nej1uyvd2fzht1lm1f0y6y3u81aw