Wikipedia sowiki https://so.wikipedia.org/wiki/Bogga_Hore MediaWiki 1.47.0-wmf.23 first-letter Media Special Talk User User talk Wikipedia Wikipedia talk File File talk MediaWiki MediaWiki talk Template Template talk Help Help talk Category Category talk Portal Portal talk TimedText TimedText talk Module Module talk Event Event talk Waaxda Waddanamaha Dunida 0 36099 310173 278650 2026-10-12T09:01:27Z ~2026-54814-04 47800 /* {{Flag|China}} */ 310173 wikitext text/x-wiki '''Waaxda Waddanamaha Dunida''' [[File:Africa_(orthographic_projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Afrika Waddanka USA]],[[Waaxda Afrika Taiwan]],[[Waaxda Afrika Midowga Yurub]],[[Waaxda Afrika Kanada]],[[Waaxda Afrika Turkey]],[[Waaxda Afrika Waddanka Jabaan]], [[Waaxda Afrika Waddanka Shiinaha]].]] [[File:Asia (orthographic projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Bari Asia/ Pasific Waddanka USA]],[[Waaxda Asiya Midowga Yurub]],[[Waaxda Bari Dhexe Jabaan]],[[Waaxda Asia Waddanka Shiinaha]],]] [[File:Americas_(orthographic_projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Waqooyin Maraykanka Taiwan]],[[Waaxda USA Midowga Yurub]],[[Waaxda USA Kanada]],[[Waaxda Waqooyi Maraykanka Waddanka Shiinaha]],]] En: International country's office per country's towards international regions and foreign releations and outlook . =={{Flag|Taiwan}}== * [[Waaxda Afrika Taiwan]] * [[Waaxda Waqooyin Maraykanka Taiwan]] =={{Flag|United States}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka USA]] * [[Waaxda Bari Asia/ Pasific Waddanka USA]] ==EU== *[[Waaxda Afrika Midowga Yurub]] *[[Waaxda Somaliland/Somalia Midowga Yurub]] =={{Flag|Turkey}}== * [[Waaxda Afrika Turkey]] ==[[OECD]]== * [[Waaxda Afrika OECD]] =={{Flag|Japan}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka Jabaan]] * [[Waaxda Waqooyi Maraykanka Jabaan]] =={{Flag|Spain}}== * [[Waaxda Afrika Isbania]] * [[Waaxda Bari Dhexe /Waqooyinka Afrika Isbania]] * [[Waaxda Asia/Pacfic Waddanka Isbania]] =={{Flag|France}}== * [[Waaxda Afrika Fransiska]] * [[Waaxda Maraykanka Fransiska]] * [[Waaxda Waqooyin Afrika /Dhow Bari Fransiska]] =={{Flag|China}}== * Waaxda Asia Waddanka Shiinaha =={{Flag|South Korea}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka Koonfur Korea]] * [[Waaxda Waqooyin Maraykanka Koonfur Korea]] e7stqlqvtpr4eof293csj8b24iyr3uj 310174 310173 2026-10-12T09:01:52Z ~2026-54814-04 47800 /* {{Flag|China}} */ 310174 wikitext text/x-wiki '''Waaxda Waddanamaha Dunida''' [[File:Africa_(orthographic_projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Afrika Waddanka USA]],[[Waaxda Afrika Taiwan]],[[Waaxda Afrika Midowga Yurub]],[[Waaxda Afrika Kanada]],[[Waaxda Afrika Turkey]],[[Waaxda Afrika Waddanka Jabaan]], [[Waaxda Afrika Waddanka Shiinaha]].]] [[File:Asia (orthographic projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Bari Asia/ Pasific Waddanka USA]],[[Waaxda Asiya Midowga Yurub]],[[Waaxda Bari Dhexe Jabaan]],[[Waaxda Asia Waddanka Shiinaha]],]] [[File:Americas_(orthographic_projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Waqooyin Maraykanka Taiwan]],[[Waaxda USA Midowga Yurub]],[[Waaxda USA Kanada]],[[Waaxda Waqooyi Maraykanka Waddanka Shiinaha]],]] En: International country's office per country's towards international regions and foreign releations and outlook . =={{Flag|Taiwan}}== * [[Waaxda Afrika Taiwan]] * [[Waaxda Waqooyin Maraykanka Taiwan]] =={{Flag|United States}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka USA]] * [[Waaxda Bari Asia/ Pasific Waddanka USA]] ==EU== *[[Waaxda Afrika Midowga Yurub]] *[[Waaxda Somaliland/Somalia Midowga Yurub]] =={{Flag|Turkey}}== * [[Waaxda Afrika Turkey]] ==[[OECD]]== * [[Waaxda Afrika OECD]] =={{Flag|Japan}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka Jabaan]] * [[Waaxda Waqooyi Maraykanka Jabaan]] =={{Flag|Spain}}== * [[Waaxda Afrika Isbania]] * [[Waaxda Bari Dhexe /Waqooyinka Afrika Isbania]] * [[Waaxda Asia/Pacfic Waddanka Isbania]] =={{Flag|France}}== * [[Waaxda Afrika Fransiska]] * [[Waaxda Maraykanka Fransiska]] * [[Waaxda Waqooyin Afrika /Dhow Bari Fransiska]] =={{Flag|China}}== * [[Waaxda Asia Waddanka Shiinaha]] =={{Flag|South Korea}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka Koonfur Korea]] * [[Waaxda Waqooyin Maraykanka Koonfur Korea]] mqjdgkiejgaoo24w7gqpg13kkvongd8 310175 310174 2026-10-12T09:03:13Z ~2026-54814-04 47800 /* {{Flag|China}} */ 310175 wikitext text/x-wiki '''Waaxda Waddanamaha Dunida''' [[File:Africa_(orthographic_projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Afrika Waddanka USA]],[[Waaxda Afrika Taiwan]],[[Waaxda Afrika Midowga Yurub]],[[Waaxda Afrika Kanada]],[[Waaxda Afrika Turkey]],[[Waaxda Afrika Waddanka Jabaan]], [[Waaxda Afrika Waddanka Shiinaha]].]] [[File:Asia (orthographic projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Bari Asia/ Pasific Waddanka USA]],[[Waaxda Asiya Midowga Yurub]],[[Waaxda Bari Dhexe Jabaan]],[[Waaxda Asia Waddanka Shiinaha]],]] [[File:Americas_(orthographic_projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Waqooyin Maraykanka Taiwan]],[[Waaxda USA Midowga Yurub]],[[Waaxda USA Kanada]],[[Waaxda Waqooyi Maraykanka Waddanka Shiinaha]],]] En: International country's office per country's towards international regions and foreign releations and outlook . =={{Flag|Taiwan}}== * [[Waaxda Afrika Taiwan]] * [[Waaxda Waqooyin Maraykanka Taiwan]] =={{Flag|United States}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka USA]] * [[Waaxda Bari Asia/ Pasific Waddanka USA]] ==EU== *[[Waaxda Afrika Midowga Yurub]] *[[Waaxda Somaliland/Somalia Midowga Yurub]] =={{Flag|Turkey}}== * [[Waaxda Afrika Turkey]] ==[[OECD]]== * [[Waaxda Afrika OECD]] =={{Flag|Japan}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka Jabaan]] * [[Waaxda Waqooyi Maraykanka Jabaan]] =={{Flag|Spain}}== * [[Waaxda Afrika Isbania]] * [[Waaxda Bari Dhexe /Waqooyinka Afrika Isbania]] * [[Waaxda Asia/Pacfic Waddanka Isbania]] =={{Flag|France}}== * [[Waaxda Afrika Fransiska]] * [[Waaxda Maraykanka Fransiska]] * [[Waaxda Waqooyin Afrika /Dhow Bari Fransiska]] =={{Flag|China}}== * [[Waaxda Asia Waddanka Shiinaha]] * [[Waaxda Yurub Waddanka Shiinaha]] =={{Flag|South Korea}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka Koonfur Korea]] * [[Waaxda Waqooyin Maraykanka Koonfur Korea]] dx2u7sbw88tbsl1vwib68n94d42sjjk 310176 310175 2026-10-12T09:03:39Z ~2026-54814-04 47800 /* {{Flag|China}} */ 310176 wikitext text/x-wiki '''Waaxda Waddanamaha Dunida''' [[File:Africa_(orthographic_projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Afrika Waddanka USA]],[[Waaxda Afrika Taiwan]],[[Waaxda Afrika Midowga Yurub]],[[Waaxda Afrika Kanada]],[[Waaxda Afrika Turkey]],[[Waaxda Afrika Waddanka Jabaan]], [[Waaxda Afrika Waddanka Shiinaha]].]] [[File:Asia (orthographic projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Bari Asia/ Pasific Waddanka USA]],[[Waaxda Asiya Midowga Yurub]],[[Waaxda Bari Dhexe Jabaan]],[[Waaxda Asia Waddanka Shiinaha]],]] [[File:Americas_(orthographic_projection).svg|thumb|right|400px|[[Waaxda Waqooyin Maraykanka Taiwan]],[[Waaxda USA Midowga Yurub]],[[Waaxda USA Kanada]],[[Waaxda Waqooyi Maraykanka Waddanka Shiinaha]],]] En: International country's office per country's towards international regions and foreign releations and outlook . =={{Flag|Taiwan}}== * [[Waaxda Afrika Taiwan]] * [[Waaxda Waqooyin Maraykanka Taiwan]] =={{Flag|United States}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka USA]] * [[Waaxda Bari Asia/ Pasific Waddanka USA]] ==EU== *[[Waaxda Afrika Midowga Yurub]] *[[Waaxda Somaliland/Somalia Midowga Yurub]] =={{Flag|Turkey}}== * [[Waaxda Afrika Turkey]] ==[[OECD]]== * [[Waaxda Afrika OECD]] =={{Flag|Japan}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka Jabaan]] * [[Waaxda Waqooyi Maraykanka Jabaan]] =={{Flag|Spain}}== * [[Waaxda Afrika Isbania]] * [[Waaxda Bari Dhexe /Waqooyinka Afrika Isbania]] * [[Waaxda Asia/Pacfic Waddanka Isbania]] =={{Flag|France}}== * [[Waaxda Afrika Fransiska]] * [[Waaxda Maraykanka Fransiska]] * [[Waaxda Waqooyin Afrika /Dhow Bari Fransiska]] =={{Flag|China}}== =={{Flag|South Korea}}== * [[Waaxda Afrika Waddanka Koonfur Korea]] * [[Waaxda Waqooyin Maraykanka Koonfur Korea]] 6beb8pwhmm4buw1pujg57uivfnqmr7z Garawaale 0 47580 310177 298331 2026-10-12T11:25:13Z Axmed mahad cali 47802 /* */ 310177 wikitext text/x-wiki == Maamulka deegaanka == Guddoomiyaha deegaanka Garawaale waxaa lagu magacaabaa Maxamed Garabey. Waxa uu xilka guddoomiyenimo hayay muddo dhowr sano ah. Intii uu xilka hayay, waxa uu ka shaqeeyay horumarinta deegaanka, bilicda magaalada iyo xoojinta xiriirka iyo wadajirka dhalinyarada deegaanka. == Garawaale (Deegaan) == '''Garawaale''' waa deegaan muhiim ah oo hoos yimaada degmada Hobyo ee gobolka Mudug, Soomaaliya. Deegaanku wuxuu mudooyinkii u dambeeyay ku tallaabsaday horumarro ballaaran oo dhinacyo kala duwan leh, isagoo caan ku ah jawi deggan oo aad u wanaagsan iyo meelo ku habboon dalxiiska. === Dhaqaalaha iyo Nolosha === Nololosha iyo ilaha dhaqaale ee bulshada ku dhaqan deegaanka Garawaale waxay inta badan ku tiirsan yihiin xoolo-dhaqashada, iyadoo dadka deegaanku ay yihiin bulsho xoolaley ah. Kobaca dhaqaalaha ee deegaanka ayaa ah mid si xowli ah u soo koraya, taasoo gacan ka geysaneysa ballaarashada iyo dhismaha deegaanka. === Adeegyada Bulshada === Si loogu adeego bulshada sii kordheysa ee deegaanka, Garawaale waxay leedahay xarumo caafimaad oo daboola baahiyaha aasaasiga ah iyo dugsiyo waxbarasho oo kor u qaadaya aqoonta ubadka deegaanka. === Cimilada === Cimilada deegaanka Garawaale ayaa ah mid kulul oo qalalan (semi-arid) sanadka oo dhan, taas oo dabeecad u ah inta badan deegaannada dhaca bartamaha Soomaaliya. brzcc6d2r2w3er0pzy6mgkypht11hqm 310178 310177 2026-10-12T11:27:36Z Axmed mahad cali 47802 /* Maamulka deegaanka */ 310178 wikitext text/x-wiki == Maamulka deegaanka == Guddoomiyaha deegaanka Garawaale waxaa lagu magacaabaa [[Maxamed Garabey]] Waxa uu xilka guddoomiyenimo hayay muddo dhowr sano ah. Intii uu xilka hayay, waxa uu ka shaqeeyay horumarinta deegaanka, bilicda magaalada iyo xoojinta xiriirka iyo wadajirka dhalinyarada deegaanka. == Garawaale (Deegaan) == '''Garawaale''' waa deegaan muhiim ah oo hoos yimaada degmada Hobyo ee gobolka Mudug, Soomaaliya. Deegaanku wuxuu mudooyinkii u dambeeyay ku tallaabsaday horumarro ballaaran oo dhinacyo kala duwan leh, isagoo caan ku ah jawi deggan oo aad u wanaagsan iyo meelo ku habboon dalxiiska. === Dhaqaalaha iyo Nolosha === Nololosha iyo ilaha dhaqaale ee bulshada ku dhaqan deegaanka Garawaale waxay inta badan ku tiirsan yihiin xoolo-dhaqashada, iyadoo dadka deegaanku ay yihiin bulsho xoolaley ah. Kobaca dhaqaalaha ee deegaanka ayaa ah mid si xowli ah u soo koraya, taasoo gacan ka geysaneysa ballaarashada iyo dhismaha deegaanka. === Adeegyada Bulshada === Si loogu adeego bulshada sii kordheysa ee deegaanka, Garawaale waxay leedahay xarumo caafimaad oo daboola baahiyaha aasaasiga ah iyo dugsiyo waxbarasho oo kor u qaadaya aqoonta ubadka deegaanka. === Cimilada === Cimilada deegaanka Garawaale ayaa ah mid kulul oo qalalan (semi-arid) sanadka oo dhan, taas oo dabeecad u ah inta badan deegaannada dhaca bartamaha Soomaaliya. c1qx6lpv97qd2z1s8l5v7nvckks5z7f Höttingen 0 51317 310171 306278 2026-10-12T06:39:00Z Gliwi 47573 ([[c:GR|GR]]) [[File:Wappen von Höttingen.png]] → [[File:DEU Höttingen COA.svg]] PNG → SVG 310171 wikitext text/x-wiki {{Infobox German location |image_coa = DEU Höttingen COA.svg |coordinates = {{coord|49|4|N|11|1|E|format=dms|display=inline,title}} |image_plan = Höttingen in WUG.svg |state = |region = Mittelfranken |district = Weißenburg-Gunzenhausen |Verwaltungsgemeinschaft = Ellingen |elevation = 430 |area = 19.26 |postal_code = 91798 |area_code = 09141 |licence = WUG |Gemeindeschlüssel = 09 5 77 141 |divisions = 3 [[Ortsteil]]e |website = [http://www.hoettingen.de www.hoettingen.de] |mayor = Hans Seibold<ref>[https://www.statistik.bayern.de/wahlen/kommunalwahlen/bgm/ Liste der ersten Bürgermeister/Oberbürgermeister in kreisangehörigen Gemeinden], [[Bayerisches Landesamt für Statistik]], 15 July 2021.</ref> |leader_term = 2020&ndash;26 |party = }} '''Höttingen''' ({{IPA|de|ˈhœtɪŋən}}) waa degmo ka tirsan degmada [[Weißenburg-Gunzenhausen]], ee gobolka [[Bavaria|Bayern]], dalka [[Germany|Jarmalka]]. == Tixraacyo == {{Reflist}} {{Authority control}} {{DEFAULTSORT:Hottingen}} sjmfuk6l075v1wbe6bl1bi54m53nr6z